Man United Oo Qirtay Khalad Ku Aadan Frenkie de Jong

Agaasimaha kubadda cagta Manchester United John Murtough ayaa lagu Soo waramayaa in ay uuu aqbalay in ay khalad ahayd in ay Man United muddo dheer ku raad joogto saxiixa xiddiga…

Read More

Shaxda Rasmiga Ah Ee Everton Vs Liverpool: Athur Melo Oo Kaydka Liverpool Ku Bilowday.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Everton kulan ka tirsan premier League. Klopp ayaa shaxdiisa ku sameeyay 2 is badal…

Read More

Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Saxiixyada Ugu Fiican Ee Ay Kooxaha Premier League Sameeyeen.

Kooxaha Premier League ayaa mar kale suuqa galiyay lacag kor u dhaaftay 1 bilyan euro intii uu furnaa suuqii kala iibsiga xagaaga. Saxiixyada ugu waaweyn ee premier League yimid waxa…

Read More

Liverpool Mise Everton? Chris Sutton Oo Saadaaliyay Kulanka Merseyside derby

Khabiirka BBC Chris Sutton ayaa saadaaliyay in Liverpool ay 2-1 kaga badin doonto kooxda ay xafiiltamaan ee Everton kulanka maanta ee premier League. Sutton ayaa rumaysan in ay Everton mar…

Read More

Laba Sabab Oo Ayna Arsenal Ugu Dhaqaaqin Saxiixa Youri Tielemans Maalintii Ugu Dambaysay Suuqa Oo La Ogaaday.

Arsenal ayaa suuqa ka baxday iyaga oo aan wax saxiix ah samayn maalintii ugu dambaysay suuqa xagaaga kadib markii ay ku fashilmeen saxiixa xiddiga Aston Villa ee Douglas Luiz. Gunners…

Read More

Cody Gakpo Oo Shaaca Ka Qaaday Doorkii Uu Louis Van Gaal Ka Qaatay In Uu Iska Diido Ku Biirista Man United.

Xiddiga PSV Cody Gakpo ayaa shaaca ka qaaday in tababarihii hore ee Manchester United Louis van Gaal uu ku qanciyay inuusan u dhaqaaqin Old Trafford xagaaga. Gakpo ayaa bartilmaameed u…

Read More

Thomas Tuchel Oo Saxiixa Denis Zakaria Ku Tilmaamay Khatar, Sabab.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa saxiixa ay Blues samaysay daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ay kula soo wareegtay xiddiga Denis Zakaria in uu yahay mid khatar ah laakiin waxa…

Read More

Mikel Arteta Oo Fariin U Diray Pierre-Emerick Aubameyang Kadib Markii Uu Ku Soo Laabtay Lodon.

Mikel Arteta ayaa u rajeeyay Pierre-Emerick Aubameyang nasiib wacan markii uu kabtankii hore ee Arsenal ku biiray Chelsea maalintii ugu dambaysay suuqa xagaaga. Aubameyang ayaa 10 milyan oo euro ugu…

Read More

Hordhac: Real Madrid Vs Real Betis: Los Blancos Oo Isha Ku Haysa Guusheedii 4-aad Oo Xidhiidh Ah.

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta kooxda Real Betis kulan ka tirsan todobaadkii 4-aad ee horyaalka La Liga kulan ka dhici doona garoonka Santiago Bernabue. Real Madrid ayaa kulanka…

Read More

Hordhac: Man City Vs Aston Villa: City Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Villa

Kooxda Man CIty ayaa marti galin doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan todobaadka 6-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona Etihad Stadium. Man City ayaa kulanka soo…

Read More