Dib U Eegid: Erling Haaland Oo Boodhka Ka Jaftay Rikoodh Premier League laga Dhigay 30 Sano Ka Hor.

Xiddiga kooxda Man City ee Ering Haaland ayaa sii wada wada wacdarihii uu ka dhigayay horyaalka premier League. Haaland ayaa gool ka dhaliyay kulanka ay kooxdiisa Man City bar-baraha la…

Read More

Aston Villa Oo Taako U Dhigtay Man City , Bar Bar Dhac Ayay Ku Qabteen

Aston Villa ayaa soo bandhigtay ciyaar geesinimo leh iyo kalsooni waxa ayna City ku qasbeen bar bar dhac min hal gool ah Aston Villa iyo Mna City ayaa nasiinada ku…

Read More

Ac Milan Oo Garaacday Kooxda Ay Xafiiltamaan Ee Inter Milan

Kooxda Ac Milan ayaa guul ka gaadhay kooxda ay jaarka yihiin ee Inter Milan kulan ka dhacay garoonka San Siro kana tirsanaa horyaalka Serie A-da. Kulanka ayaa ahaa mid xiiso…

Read More

Dib U Eegid: Chelsea Oo Boodhka Ka Jafatay Rikoodh Ay 13 Sano Ka Hor Ka Dhigtay Premier League Kadib Guushii West Ham.

Chelsea ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda West Ham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League oo ka dhacay Stamford Bridge. Goolal ay dhaliyeen Ben Chilwell iyo Kai Havertz…

Read More

Douglas Luiz Oo Ka Hadlay Fashilkii Ku Biirista Arsenal, Fariin Ayuu Diray.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Aston Villa Douglas Luiz ayaa ka hadlay fashilkii ku biirista Arsenal maalintii ugu dambaysay suuqii kala iibsiga xagaaga. Arsenal ayaa 3 dalab laga diiday maalintii…

Read More

Real Madrid Oo Gaadhay Guusheedii 4-aad Oo Xidhiidh Ah, Real Betis Ayay Garaaceen

Kooxda Real Madrid ayaa sii wadata guulaha La Liga ee xilli ciyaareedkan iyaga oo markan garaacay kooxda Real Betis kulan ka dhacay Santiago Bernabue. Real Madrid ayaa si dar-dar leh…

Read More

Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay West Ham Kadib Kulan Xiiso Lahaa.

Kooxda chelsea ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda West Ham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Kulanka ayaa ahaa mid ah chelsea ku dhibaatootay dhinaca weerarka xilli ay…

Read More

Klopp Oo Ka Hadlay Bar-Barihii Ay Kooxdiisu La Gashay Everton

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay bar-barihii ay Kooxdiisu la gashay Everton kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Liverpool ayaa bar-baro 0/0 ah la gashay kooxda Everton…

Read More

Ka Dib Ciyaar Xaraarad Laheyd , Everton Iyo Liverpool Oo Ku Hishiiyay Barbar Dhac

Ka dib ciyaar xaraarad yeelatay qeybta labaad , goolhayayaashana doorkooda ay ciyaareen , waxa ay Liverpool iyo Everton ku hishiiyeen bar bar dhac bilaa goolal Sheekada qeybta hore : Everton…

Read More

Thiago Silva Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Xiddig Uu Maamulka Chelsea Kula Taliyay In Ay U Dhaqaaqaan Saxiixiisa

Thiago Silva ayaa shaaca ka qaaday inuu u sheegay Chelsea inay la soo saxiixdaan xiddiga khadka dhexe ee Lucas Paqueta ka hor inta uusan ku biirin kooxda West Ham. West…

Read More