DEG-DEG: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixa Marcos Alonso

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Marcos alonso Xiddiga Marcod Alonso ayaa si xor ah ugu biiray kooxda Barcelona isaga oo ka mid…

Read More

DEG-DEG: Hector Bellerin Oo Ku Biiray Barcelona, Imisa Sano Ayuu Saxiixay.

Xiddiga Hector Bellerin ayaa qaab xor ah ugu biiray kooxda Barcelona kadib markii uu ka tagay Arsenal. Gunners ayaa kansashay heshiiskii uu xiddigu kula jiray kooxda kadib markii uu ka…

Read More

DEG-DEG: Heshiis Ay Arsenal Ku Doonaysay Douglas Luiz Oo Gabi Ahaan Dhintay, Sabab.

Kooxda Arsenal ayaa u muuqata in ayna samayn doonin wax saxiix ah maalinta ugu dambaysa suuqa kala iibsiga xagaaga. Arsenal ayaa maanta oo dhan lala xidhiidhinayay saxiixa xiddiga Khadka dhexe…

Read More

DEG-DEG: Liverpool Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Arthur Melo

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Arthur Melo kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Juventus. Liverpool ayaa Arthur Melo kula soo wareegtay heshiis…

Read More

Man United Oo Guul Ka Gaartay Leicester City, Sancho Ayaa Looga Mahad Celinayaa

Ciyaar qeybta labaad United ku soo muuqan bandhig muuqda wax aay guul ka gaareen L City oo ay  uga talaabsadeen hal gool Man United ayaa nasiinada ugu dirtay Leicester City…

Read More

DEG-DEG: Man United Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Martin Dubravka

Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa Goolhaye Martin Dubravka kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Newcastle United. Man United ayaa Martin Dubravka…

Read More

Heshiisyada Sida Rasmiga Ah Loogu Dhawaaqay Ilaa Hataan Suuqa Xagaaga.

Waxa lagu jiraa saacadihii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga iyada oo ay kooxuhu dadaal ugu jiraan sidii ay u dhamaystiri lahaayeen saxiixyada xiddigaha ay doonayaan. Kooxaha premier League…

Read More

Aston Villa Oo Arsenal Ka Diiday Dalabkii Furitaanka Ahaa Ee Ay Gunners Ka Gudbisay Saxixa Douglas Luiz.

Kooxda Aston Villa ayaa Arsenal u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 40 milyan oo euro hadii ay doonayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Douglas Luiz. Arsenal ayaa saacadihii ugu…

Read More

Miyuu Cristiano Ronaldo Ka Tagayaa Man United Saacadaha Ka Dhiman Suuqa Xagaaga?

Cristiano Ronaldo ayaa u muuqda mid sii joogi doona kooxda Man United suuqa kala iibsiga xagagan iyada kooxda lagu daray liiska xiddigaha Man United ee ka hor tagi doona Leicester…

Read More