Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa goob joog ka ah dhageesiga horgeynta Maxkamadeed ee muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya 35 muwaadin kuna sugan saldhiga Yellow gate ee Magaalada Mumbai…
Xuutiyiinta Yemen oo badda cas ku weeraray markab kale oo Mareykanku leeyahay
Fallaagada Xuutiyiinta ayaa gantaallo ku dhufatay markab ganacsi oo kale oo Maraykanku leeyahay Khamiistii shalay, saacado ka dib markii duqeyn cusub militariga Maraykanku uu ku qaaday kooxda ay Iran taageerto…
Xassan Shiikh oo warbaahinta kala hadlay shacabka, arrin culusna diirada saaray
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kordhaya ee ka dhashay fatahaadaha ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka, isagoo xusay…
Digniin ku aadan xaalado adag oo ka dhalan kara Roobab isbuucan da’aya oo lasoo saaray
Hay’adda Maareynta Musiinooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA) ayaa mar kale soo saartay digniino ku aadan rooba xooggan oo da’aya isbuucan hadda dhamaanaya iyo bilowga isbuuca soo socda .Muqdisho [email protected] –…
(Daawo) Soomaalida Beljium oo aragtiyo iska horjeeda ka bixiyey waxqabadka safaarada
Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan dalka Beljium-ka, ayaa dareen ka muujiyay lacagaha laga qaado dadka u soo doonta safaarada Soomaalidu ku leedahay Magaalada Brussels waraaqaha aqoonsiga,…
Xildhibaano Xawaaraha dhima! Talo Muhiim ah oo ku socota Xildhibaanada Golaha Shacabka
Runtii dhib weyn baa heysta Xildhibaanada 2da Aqal , waxaa sida xabado baas ah loogu furay Sharciyo tiro beel ah oo aaney wada fahamsaneyn, looma ogolaan waqti ay uga soo…