Eritrea oo sheegtay iney ciidan u soo direyso Somalia

Dowladda Eritrea ayaa u sheegtay midowga Africa in ay diyaar u tahay in ay ciidamo u…

Read More

Israel oo xalay duqeyn culus la beegsatay Hashem Safieddine

Boqollaal diyaaradood oo kuwa dagaalka Israa’iil ayaa mid ka mid ah duqeymihii ugu cuslaa ka geystay magaalada Beirut Waxay u muuqataa inay qaadeen duulaan ay kaga aargoosanayaan waxa ku qabsaday…

Read More

Xisbiga Himilo Qaran oo mudda kororsi uga digay Madaxda ku shirsan Villa Somalia

Shir deg deg ah oo ay yeesheen xubnaha Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayay digniin ugu jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad…

Read More

Israel oo askar hor leh looga laayey xadka Lubnaan

Tiro ka mid ah askarta Israa’iil ayaa mar kale lagu dilay iska horimaadyo ay la galeen…

Read More

Wararkii u dambeeyey shirka Golaha wadatashiga & Axmed Madoobe oo..

Shirka Wadatashiga Qaran oo maalintii labaad galay ayaa waxaa maanta hareeyay doodo adag oo ku saabsan…

Read More

Golaha amaanka oo warbixin laga siiyey xiisada Somalia & Itoobiya

Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, James Swan oo maanta khudbad ka jeediyey…

Read More

Shariif oo digniin u diray Madaxda shirka Golaha wadatashiga

Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Himilo Qaran ee uu hogamiyo Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Shiikh Axmed laguna falanqeeyay xaaladda…

Read More

Duqeyn culus oo mar kale loo geystay Beirut (Sawirro)

Israa’iil ayaa maanta duqeysay batamaha magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnaan, duqeymahaas oo la xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan lix qof. Duqeynta ayaa timid saacado kaddib marki ay ciidamada Isra’il…

Read More

Iran: “Waa dhamaaday wejigii dulqaadka & is-xakameynta”

Iran ayaa lagu warramayaa farriin ay u dirtay Mareykanka iyadoo u marinaysa Qatar taasoo ay ku sheegtay inuu dhammaaday “Wajigii is xakameynta Iran” ayna diyaar u tahay dagaal hadii la…

Read More

Turkiga oo bishan October Shidaal Sahmin ka bilaabaya Xeebaha Soomaaliya

Markab qaabilsan sahminta dhulka oo laga leeyahay Turkey ayaa la qorsheynayaa in uu xeebaha Soomaaliya soo gaaro dhammaadka October, si uu u billaabo raadinta saliid iyo gaaska dabiiciga, siday maanta…

Read More