Waa in Madaxweyne Xasan Sheekh Oggolaado in La Akhristo Buuggiisa Qalin-jebinta

Aflax: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shahaadada PhD la guddoonsiinayo. Muqdisho (Faallo PP) — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa dhowaan la guddoonsiiyay shahaadada PhD kaddib markuu difaacay doodda uu ku…

Read More

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu afduubtay Johannesburg iyo Booliiska oo Baadigoob wada

Wararka ka imaanaya magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi lagu afduubtay ganacsade Soomaaliyeed oo caan ka ah magaaladaasi, kaddib markii weerareen kooxo hubeesan. Burcada hubeesan ayaa…

Read More

Go’aan kasoo baxay kulan looga hadlayay Amniga Deegaanadii laga saaray Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan looga hadlayay arrimaha amniga kula qaatay degmada Aadan yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe , Shabeellaha Dhexe, Saraakiisha Ciidanka Xoogga, Saraakiisha Booliiska…

Read More

Puntland: Isu socodka gaadiidka Garowe iyo Gaalkacyo oo loo gooyay muran la xiriira ka ganacsiga jaadka

Waxaa go’an isu socodka gaadiidka u kala gooshaya qeybo ka mid ah laamiga dheer ee isku xira Gobolada Nugaal iyo Mudug kadib markay jidgooyo dhigteen dhalinyaro hubaysan oo sida la…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Riyaad kula kulmay Madaxweynaha Shiinaha (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Madaxweynaha…

Read More

Madax kala duwan oo galabta ku lugeysay xaafadaha Degmada Aadan Yabaal (Sawirro)

adaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta booqday fariisimaha Ciidamada XDS iyo Kuwa dib u xureynta deegaanka…

Read More

Mareykanka oo Cunaqabateyn adag kusoo rogay ganacsade Sitki Ayan iyo Dambiga loo heesto

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn adag kusoo rogtay ganacsade caan ah oo u dhashay dalka Turkiga, kaa oo lagu eedeeyay in uu howlgaliyay shabkaad ganacsi oo maamuleysay saliid laga keenay dalka…

Read More

Madaxweyne Guudlaawe oo tagay Degmada Aadan Yabaal iyo Deegaano kale (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo socdaal dhulka ah uga soo baxay Magaalada Jowhar ayaa soo gaaray deegaanada ceeldheere, miiro iyo degmada aadan yabaal oo dhowaan laga xureeyay kooxda…

Read More

(Akhriso) DF oo War kulul ka soo saartay fal ay ku kaceen Al-Shabaabkii ka baxay Aadan Yabaal

Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay talaabo ay kooxda Al-shabaabkii ka baxay degmada Aadan yabaal ku laayeen raggii kaga dhaawacmay dagaalka ay la galeen ciidamada DF. Qoraal ka soo baxay Wasaarada warfaafinta…

Read More

Cali Guudlaawe oo safar dhulka ah ku maray degaano laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanada qurax-madoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf. Degaanadan oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa ka mid ah…

Read More