Hordhac: Chelsea Vs West Ham : Kooxda Tuchel Guul Darro Ay Kala Kulmaan West Ham 2019-kii Ayaa Ugu Dambeysay

Chelsea ayaa kulan adag waxa ay ku marti gilinayaan West Ham , waana kulan ka mid ah Derby London Xogta Kulanka *Chelsea ayaa guul dareystay kaliya hal kulan 16-kii kulan…

Read More

RASMI: Chelsea Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Armando Broja

Kooxda chelsea ayaa xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga weerarka ka ciyaara ee Armando Broja kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Blues. Chelsea ayaa heshiis 6 sano ah…

Read More

Kooxaha Premier League Ee Saxiixyada Ugu Badan Sameeyay Suuqa Kala Iibsiga Xagaaga.

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa si Rasmi ah xidhmay shalay oo khamiis ahayd waxana jira saxiixyo badan oo la sameeyay intii uu furnaaa suuqa kala iibsiga xagaaga. Kooxaha premier League…

Read More

Miyuu Arthur Melo Ciyaari Doonaan Kulanka Everton? Klopp Ayaa Ka Jawaabay.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay saxiixiisa cusub ee Arthur kaas oo maalintii ugu dambaysay ku soo biiray kooxda Liverpool. Arthur ayaa si lama filaan ah ugu…

Read More

Arteta ” Man United Hal Arin Ha Sii Ogadaan Ka Hor Kulanka Axadda”

Tababaraha Arsenal ee Arteta ayaa xusay in si uu u adag yahay kulanka ay axadda ku wajahayaan United oo ay marti ugu yihiin kulan wareegga 4-aad ka tirsan ” Kulan…

Read More

Maxuu Tababare Pep Ka Yiri Dadka Is Bar-bar Dhigaya Messi Iyo Haaland?

Tababaraha Man City ee Pep ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa kooxda uusan ku xerneyn weeraryahankiisa Haaland Haaland ayaa furtay bankiga gool dhalinta , waxa uuna 5 kulan ku dhaliyay…

Read More

Carlo Ancelotti Oo Ka Digay Kulanka Ee Ay La Ciyaarayaan Real Betis

Tababaraha Real Madrid ee Ancelotti ayaa hoosta ka xariiqay in uu adag yahay kulanka ay la ciyaarayaan Real Betis ee horyaalka Kulankaas  garoonka Real lagu ciyaarayo ayaa ka tirsan wareegga…

Read More

Imisa Ayay Garoomada Ka Maqnaanayaan Elneny Iyo Partey , Arteta Ayaa Xog Bixiyay

Tababaraha Arsenal ee Arteta ayaa daboolka ka qaaday mudada xiddigiisa Mohamed Elneny uu garoomada ka maqnaanayo . Laacbkaas reer Masar ayaa ku dhaawacmay kulankii Fulham xilligaas oo laga helaay jilibka…

Read More

Miyuu Authur Ciyaarayaa Kulanka Everton , Tababare Klopp Ayaa Ka Jawaabay

Tababaraha Liverpool ee Klopp ayaa ka hadlay suura galnimada ah in saxiixiisa cusyb ee Arthur Melo la lug heli karo kulanka beri ee Everton Liverpool ayaa beri marti ku ah…

Read More

Aubameyang Farriin Diray, Sababta CR7 Ugu Wareegin Napoli ,Antont Iyo Arthur Ma Ciyaarayaan Iyo ..

Read More