Mareykanka oo diiday in diyaaradaha dagaalka loo diro dalka Ukraine
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Dalkiisa aanay Ukraine siin doonin Diyaaradaha Dagaalka ee Casriga ah ee F-16 si ay uga hortagaan duullaanka xooggan uu Ruushka ku qaaday Dalkaas.…
Ugu yaraan 17 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay masaajid ku yaalla Pakistan
Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 90 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada Peshawar dalka Pakistan. Qaraxan ayaa…
Ruushka iyo Eritrea oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo colaadda Ukraine
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo wasiirka arrimaha dibada Ruushka Sergei Lavrov ayaa kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada Asmara. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qodobada ay kamid yihiin kor u qaadista…
Rep. Ilhan Omar calls out Republicans ahead of potential vote to take away committee post Star Tribune
WASHINGTON – U.S. Rep. Ilhan Omar scorned Republican House Speaker Kevin McCarthy Wednesday as the GOP attempt to remove her from the House Foreign Affairs Committee approaches a critical point.…
Xarunta gobolka Banaadir oo si weyn loogu soo dhaweeyay Xubno ka socday Ururka EAC (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay xubno ka socday Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maalmahaan…
Qatar oo Laaluush ku bixisay si aan loola dagaalamin Daalibaan (Cadeymo Dukuminti)
Warar Ilo-wareedyo sugan laga soo xigtay ayaa kashifay in Madaxweynihii hore ee dalka Afgaanistaan, Ashraf Ghani, Marshal Abdirashid Dostun iyo Atta Maxamed Nuur ay Lacag Malaayiin Dollar ka qaateen Dowladda…
Golaha Guurtidda Faransiiska oo ka hadlay heshiiska Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka
[embedded content] Paris (Dawan)- Safiirka JSL ee dalka Faransiiska Md. Cabdiraxmaan Yaasin Maxamed oo kulan la yeeshay guddiga Arrimaha Dibedda iyo Gaashaandhiga ee golaha guurtida Faransiiska ayaa sharaxaad…
Maatida haloo Tudho” Siyaasi Nadiifo Maxamed Culujoog
Laascaanood (Dawan): Agaasimaha guriga madaxtooyadda ee magaaladda Laascaanood Marwo Nadiifo Maxamed ayaa ugu baaqay Garraadda ku shiraya Laascaanood in ay ka taliyaan masiirka, nabadgelyada iyo ammaanka ummada Sool . Waxaanay…