USA: Banaanbaxyada Ardayda Jaamacadaha ee looga soo horjeedo Israel oo sii socda

Published: April 25, 2024 Khalid Yussuf ShareTweet Waxaa sii xoogeysanaya Banaanbaxyada ay Ardayda Jaamacadaha ka dhigayaan xarumaha Jaamacadaha ugu waaweyn ee dalka Mareykanka, xili ciidamada amaanka ay xireen boqolaal arday…

Read More

Kuuriyada Waqooyi oo dooneysa inay hub ka iibiso IRAN

Published: April 24, 2024 Wefdi ka socda Kuuriyada Waqooyi oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga Caalamiga ah Yun Jong Ho, ayaa booqasho ku tagay dalka Iran, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga…

Read More

Aqalka Sare ee Mareykanka oo ansixiyey deeqda militari ee Ukraine, Israel & Taiwan iyo Xayiraada TikTok

Published: April 24, 2024 Senate-ka Mareykanka wuxuu ansixiyey xirmo deeq militari oo gaareysa $ 95 bilyan Talaadadii, waxaana deeqdan horey usoo ansixiyey Aqalka Wakiilada Sabtidii lasoo dhaafay, iyada oo la…

Read More

UK: Baarlamaanka oo ansixiyey qorshaha Qaxootiga loo Musaafurinayo wadanka Rwanda

Published: April 23, 2024 Aqalka Sare ee Baarlamaanka UK ayaa xalay saqdii dhexe ansixiyey qorshaha xasaasiga ah ee Xukuumada UK dooneyso inay ku musaafuriso Qaxootiga ay u diido sharciga, kuwaasi…

Read More

Maleeshiyaadka Ciraaq oo duqeeyey Saldhiga Mareykanka ee Siiriya

Published: April 22, 2024 Ugu yaraan shan gantaal oo laga soo tuuray magaalada Zummar ee dalka Ciraaq ayaa lala beegsaday saldhig milatari ee Maraykanka ku leeyahay waqooyi-bari Suuriya Axaddii shalay.…

Read More

Xisbullah oo soo riday Drone Israel leedahay, koonfurta Lubnaan

Published: April 22, 2024 Ururka Xisbullah ayaa Axadii sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil, taasi oo hawlgal dagaal ka waday koonfurta Lubnaan. Diyaaradda aan…

Read More

Israel oo sii wada duqeynta Gaza & weerarada Daanta Galbeed, xili Mareykanka deeq horleh siinayo Israel

Published: April 21, 2024 Israa’iil ayaa duqeymo khasaare geystay ka fulisay Qaza maanta oo Axad ah, iyadoo sidoo kale weerar horleh ku qaaday dhulka Daanta Galbeed ee Falastiin. Duqeymihii ugu…

Read More

Ciidamada PMF ee Ciraaq ayaa sheegay in saldhigooda la weeraray, Israel oo la tuhunsan yahay

Published: April 20, 2024 Qarax weyn oo subaxnimadii hore ee Sabtidii ka dhacay saldhig milatari oo ku yaal Ciraaq ayaa lagu dilay xubio ka tirsan ciidamada ammaanka Ciraaq, waxaana ku…

Read More

Cabbaas oo sheegay in maamulka Falastiin ay ‘dib u eegi doonaan’ xiriirkooda Mareykanka

Published: April 20, 2024 Maamulka Falastiin ayaa “dib u eegi doona” xiriirka ay la leeyihiin Mareykanka ka dib markii Washington ay diidday dalabkii Falastiin ee xubinnimada Qaramada Midoobay, sidaa waxaa…

Read More

Mareykanka oo markale codka VETO ku horjoogsaday Aqoonsiga Falastiin

Published: April 19, 2024 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay cod u qaaday qaraar ay soo diyaarisay Dowlada Aljeeriya oo lagu doonayey in si rasmi ah loo aqoonsdo dalka…

Read More