DEG-DEG: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixa Marcos Alonso

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Marcos alonso

Xiddiga Marcod Alonso ayaa si xor ah ugu biiray kooxda Barcelona isaga oo ka mid noqday saxiixyada ay samaysay kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa la filayaa in ay subaxda Jimcaha si Rasmi ah u soo bandhigto xiddiga reer Spain kadib markii ay heshiis ka saxiixatay.

Xiddiga Marcod Alonso ayaa xagaagan oo dhan lala xidhiidhinayay kooxda Barcelona iyada oo kooxda reer Catalan doonaysay saxiixiisa.

Alonso ayaa ugu dambayn ku laabtay horyaalka La Liga waxana uu ku biiray kooxda Barcelona inkasta oo uu ka soo baxay akademiyada Barcelona.