Man United Oo Guul Ka Gaartay Leicester City, Sancho Ayaa Looga Mahad Celinayaa

Ciyaar qeybta labaad United ku soo muuqan bandhig muuqda wax aay guul ka gaareen L City oo ay  uga talaabsadeen hal gool

Man United ayaa nasiinada ugu dirtay Leicester City hal gool oo nadiif ah ka dib markii ay soo bandhigeen kubad qurxoon.

Sancho ayaa dhaliyay goolkaas waxa ayna kooxda United ku fiicnaayeen in kubadda gadaal laga soo dhisho

Kooxda United guud ahaan bandhigooda waa wacnaa kaliya waxaa lagu jiray Anthony Elanga, waxa ay dafaca ahaayeen kuwo wacan .

Leicester City waxa ay ka sheganayeen go`aan qaadasho deg deg ah marka ay tagaan afka hore United .

Qeybta labaad , L.City waa soo wacnaadeen waliba si sahal ah ayay kubadda u gaarsiinayeen aagga goosha United balse halis gilin muuqata ma jirrin

Macalin Ten Hag waa uu dareemay in Elanga habeenkiisa aheydn waxa uuna daqiiqadii 59-aad uu ku badalay Casemiro

L City qeybtaas kabaad iyaga ayaa ku badnaa kubadda balse daafaca United waa foojignaa , waxa ayna Rona,do daqiiqadii 68-aad soo giliyeen Ronaldo oo loo saaray Sancho .

United qeybtaas labaad ma wacnyn , L City waxaa ka maqnaa qibradda , waxaana loogu dhameeyay halkaas gool ee ay guusha ku raacday Man United