Dagaal xooggan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaal xooggan oo daqiiqado dhowr ah socday ayaa goordhaw ka dhacay aaragada degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, dagaalka ayaana u dhaxeeyay ciidamo dowladda kawada tirsan. Sida aan wararka ku helnay…

Read More

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan dhowr ajande looga dooday yeeshay

Kalfadhiga 4aad kulankiisa 13aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa shir guddoominaayay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar. Kulanka ayaa…

Read More

Sirdoonka Soomaaliya oo shaaciyay magacyada lix sargaal oo weerar lagu dilay (Akhriso)

War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal lagu dilay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab , kaa oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka…

Read More

Sirdoonka Soomaaliya oo shaaciyay in ay dileen lix horjooge oo ka tirsanaa Alshabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dishay lix horjooge oo ka tirsanaa AS sida ay shaaciday NISA. War-saxaafadeed ka soo…

Read More

Itoobiya oo loo celiyay Diyaarad ay sameesteen oo loogu magacdaray Gabar (Sawirro)

Dowladda Talyaaniga ayaa dib ugu celineysa dalka Itoobiya diyaarad lagu sameeyay gudaha Itoobiya, waxaana diyaaradan Talyaaniga kasoo qaatay dalkaasi waqtigii uu xukumayay nidaamkii faashiistaha ahaa. Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiyab Abiy…

Read More

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo soo bandhigay Hantidiisa gaarka ah

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa u gudbiyay guddiga dhexe ee doorashada (CEC) hantidiisa iyo cadeynta dakhligiisa inuu yahay musharax madaxweyne. Sida ku cad dukumeentiga lagu daabacay website-ka CEC, Putin wuxuu…

Read More

Diyaarad F-16 ah oo milatariga Maraykanka lahaa oo burburtay iyo Duuliyihii diyaarada oo …

Diyaarad dagaal oo nuuceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidamada milatariga ee dalka Mareykanka ayaa saakay oo Arbaco ah ku bur burtay xeebaha galbeed ee dalka Kuuriyada Koonfureed. Warbaahinta Kuuriyada Koonfureed…

Read More

Itoobiya oo ka codsatay IGAD shir deg deg ah oo looga hadlayo xiisada badda xilli ay …

Dowladda Itoobiya ayaa ka codsatay urur goboleedka IGAD qabashada shir deg deg ah oo ay isugu imaanayaan madaxda IGAD, kaa oo looga hadlayo xiisada ka dhalatay heshiiskii dhinaca badda ee…

Read More

Ingiriiska oo ka fekeraya in uu aqoonsado dowladda Falastiin

Xoghayaha arrimaha debedda ee Britain David Cameroon ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan. David Cameron, xoghayaha arrimaha dibadda ee Ingiriiska, ayaa…

Read More

Nin riyoonaya oo iska jaray Xubintiisa taranka iyo xaaladiisa oo lala tacaalayo

Deegaan katirsan dalka Chana waxaa ka dhacday arrin dad badan layaab iyo amakaag ku noqotay, kaddib markii nin dhallinyaro ah uu si lama filaan ah isaga oo hurdaya isaga jaray…

Read More