Sirdoonka Soomaaliya oo shaaciyay magacyada lix sargaal oo weerar lagu dilay (Akhriso)

War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgal lagu dilay saraakiil katirsan kooxda Al Shabaab , kaa oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen hay’adda NISA iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, waxaana lagu dilay lix sargaal oo Al Shabaab u qaabilsnaa aruurinta lacagaha loo yaqaan Zakada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleItoobiya oo loo celiyay Diyaarad ay sameesteen oo loogu magacdaray Gabar (Sawirro)