Qalalaasaha Haiti ee Budhcadu Waddo oo u diiday Ra’sal wasaaraha inuu dalka ku soo noqdo

Rasaas ayaa ka dhacaysay caasimada Haiti ee Port-au-Prince todobaadkan oo dhan dadka deegaankuna ay si quus ah ayay u raadsadeen gabaad xilli uu dalka ka maqan yahay Ra’iisal wasaarihii. Xaaladaha…

Read More

Wax is Weydaarsiga u Dhexeeya Pyongyang iyo Moscow

Wax is weydaarsiga u dhexeeya Moscow iyo  Pyongyang  ama Ruushka iyo Kuuriyada waqooyi ayaa u muuqada mis jira oo labada dhinax kala danaysanayaan. Moscow waxay leedahay tignoolajiyada militari ee kala…

Read More

Inta badan dunida Muslimka oo Maanta laga sooman yahay

Maanta oo ku beegan 11 Maarso ayay inta badan dunida Muslimku bilaabeen Soonka ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Bilashada bisha Ramadaan ayaa sida la sheegayo laga arkay meelo kamid ah…

Read More

Xassan Shiikh oo ka hadlay bilashada Bisha Ramadan, shacabkana hambalyo u diray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan. “Dhammaan shacabka Soomaaliyeed…

Read More

Dowlada Somalia oo xaqiijisay iney dhalatay bisha Ramadaan, berina la soomayo

Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta ee Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambayn goor dhow xaqiijisay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan Culumaaudiin Soomaaliyeed ayaa dhaariyay nin lagu magacaabo Jamal Axmed Mayow oo Jooga…

Read More

(Sawirro) Masuuliyiin tababar u xiray ciidan ka tirsan Booliska DF oo loo xilsaaray..

Previous article(Sawirro) Masuul uu dhowaan Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay

Read More

(Sawirro) Masuul uu dhowaan Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay

Munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ay goobjoog ka aheeyeen Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Gaani, Agaasimeyaasha, la-taliyeyaasha iyo howlwadeennada xafiiska ayuu si rasmi ah…

Read More

Saudia Arabia oo sheegtay iney beri ay tahay Maalinta 1aad ee bisha Ramadaan

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in beri oo sabti ah ay noqoneyso maalinta koobaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, kaddib markii magaalooyin ka mid ah Sacuudiga laga arkay bisha. Guddiga…

Read More

Madaxweyne Deni oo lagu hor dhaariyey Golaha cusub ee Wasiirada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland, oo ay dhaarisay Maxkamadda Sarre. Xubnaha Wasiiradda: – Waxaa Maxamed…

Read More

Kismaayo: Xukun dil ah oo lagu riday shan xubnood oo ka tirsan Al-shabaab (Sawirro)

Previous articleMaxkamadda G/Banaadir oo bilaabeysa dhegeysiga dacwad musuq (Akhriso)

Read More