Wararkii Ugu Dambeeyay shirka aan Caadiga aheyn ee madaxda IGAD u furmaya

Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ka furmo shir aan caadi aheyn oo ay isugu imaanayaan madaxda ku mideysan urur goboleedka IGAD.…

Read More

Go’aanno xasaasi ah oo kasoo baxay Shirkii Jaamacadda Carabta iyo Maxkamad loo…

Shir deg deg oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta, oo uu khudbad dhanka fogaaan arag ah ka jeediyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, loogana hadlay damaca…

Read More

Why the Ethiopia-Somaliland Memorandum of Understanding is a Boon to Al-Shabaab

A Memorandum of Misunderstanding: Abiy Ahmed, left, shakes hands with Muse Bihi in Addis Ababa on 1 January 2024. Mogadishu (PP Editorial) — Many people wonder why Ethiopia has unexpectedly…

Read More

Fahad Yaasiin: “Madaxweyne dharbaaxo rag bey kugu dirtaa ee kaama dhiciso”

Taliyihii hore ee Heyadda Nabad sugida iyo sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa soo saaray qoraal ku socda Madaxweynaha Somalia kaasoo uu kaga hadlayo xad gudubka Itoobiya ku sameysay…

Read More

Labo ka mid ah la heystayaashii Israel ee gacanta ugu jiray Xamaas oo la dilay

Laba nin oo Israa’iili ah oo Qaza lagu haystay tan iyo 7-dii Oktoobar ee sanadkii hore kana soo muuqday Video ay dhawaan soo saartay Xamaas ayaa dhintay, sida lagu sheegay…

Read More

Madaxweyne Xassan Shiikh & wafdi uu horkacayo oo gaaray Kampala (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kambala ee dalka Uganda. Xassan Shiikh ayaa kaga qeyb-galaya Kambala shir aan caadi aheyn oo ay Madaxda Urur-Goboleedka IGAD…

Read More

Agaasimaha Sirdoonka Mareykanka CIA oo Muqdisho soo gaaray, lana kulmay..

Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA William Joseph Burns ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho caasimada Somalia William Joseph Burns ayaa la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh iyo Agaasimaha…

Read More

Golaha Amniga iyo Nabadgalyada Midowga Afrika oo taageero cad u muujiyey Somalia

Golaha Amniga iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ayaa muujiyay sida ay lama taabtaan u tahay ilaalinta Madaxbanaanida dhuleed iyo Bulsho ee Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya xilli ay Ethiopia wali…

Read More

Urur goboleedka IGAD oo shaacisay in uu berri qabsoomayo Shirkii ay ku baaqday Jabuuti

Urur goboleedka IGAD ayaa xaqiijiyey in uu maalinta berri ah qabsoomi doono shirkii ay iclaamisay dowladda Jabuuti oo haysa madaxtinnimada ururka. Jabuuti ayaa ku martiqaadday shirkaasi madaxda waddamada gobolka. Shirkan…

Read More

Booliska Somalia sheegay in 11 qof loo xiray weerarkii ciyaartoyda K/Galbeed

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in 11-eedeysane loo qabtay weerarkii 12-dii bishan lagu qaaday xulka Koofur Galbeed, xilli ay ka soo laabteen cayaartii ay la dheeleen xulka Galmudug saacaddu markii…

Read More