Muqdisho: Dilal argagax leh oo mar kale ka dhex dhacay lamaaneyaal Soomaaliyeed

Haweeney iyo labo wiil oo ay dhashay ayaa la xaqiijiyey iney ku dileen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ninkii iyada qabay oo sidoo kale adeer u ahaa caruurteeda. Ninka la…

Read More

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Horjoogayaal ka tirsan Daacish

Ciidamada Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish. Qoraal ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayay ku sheegeen in ay…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay qiimaha Xajka ee sanadka 2024ka

Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan 2024. Qoraalkan oo ku socday Shirkadaha fuliya adeegga xajka ayaa…

Read More

Baaritaan ku socda Wasiirad shaqadeeda ku weysay faeeexad la soo deristay

Booliska Norway ee qaabilsan danbiyada agaasiman ee dhaqaalaha la xiriira ayaa kiis-dacwadeed baaritaan ah ku furay wasiiradii hore ee dhaqanka Norway, Anette Trettebergstuen. Kiiska baaritaanka ah ayaa la xiriira in…

Read More

Ciidanka Israel oo duqeyn ay dad ku dhinteen ka geystay Koonfurta Lubnaan

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay kadib markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay duqayn ku qaadeen baabuur marayay koonfurta Lubnaan, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda Diyaaradaha aan…

Read More

Hungary iyo Midawga Yurub oo dhaleecayn isu jeediyay

Hungary ayaa iska fogaysay eedo uga yimi sharciga cusub ee ay ugu magacdareen, sharciga ilaalinta madaxbanaanida, ka dib markii ay Midawga Yurub sheegeen inay qaadayaan tallaabo ka dhan ah sharcigan,…

Read More

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyed oo beenisay Warar lagu faafiyey baraha bulshada

Ganacsade ka soo jeeda Somaliland oo jooga magaalada Hargeysa ayaa fariin uu ku faafiyey baraha bulshada ku eedeeyey dowlada Somalia iney hawada hargeysa ka celisay dayuurad ambalaas ah oo qaadi…

Read More

Puntland oo sheegtay iney qabatay ajaaniib ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay iney magaalada Boosaaso ku qabteen labo nin oo ah ajaaniib ka soo kala jeeda dalalka Marooko iyo Siiriya. Booliska oo soo saaray qoraal kooban ayey…

Read More

Mareykanka oo ka hor yimid qorshe cusub oo uu shaaciyey Raisul Wasaaraha Israel

Maraykanku ma taageeri doono hawlgallada milatari ee Israa’iil ka damacsan tahay degaanka Rafah ee magaalada Gaza hadii aysan jirin qorshe dhab ah oo badbaadinaya in ka badan milyan rayid ah…

Read More

Wararkii u dambeeyey dadaalada xabad joojinta looga hirgelinayo dagaalka Gaza

Dhexdhexaadiyaasha heshiis iyo xabad-joojin ay suurtagal tahay in ay ka dhaqangasho Gaza, ayaa wali xusul-duub ugu jira ka miro dhalinta dadaallada ay wadaan, kaddib marki ay Isra’il iyo Xamaas isku…

Read More