Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka

[embedded content] Hargeysa (Dawan)Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin Axmed ayaa  shalay   kulan lagu xoojinayo  amniga  la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Kulanka Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin Axmed …

Read More

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda EUCAP

Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Dr. Axmed Yusuf Idiris, ayaa shalay kulan la qaatay maamulaha mashaariicda hay’adda EUCAP Mr. Brendan KENNY iyo Saraakiil kale  oo ka tirsan…

Read More

Saciid Ciise: Gogosha Deni waa dabin horudhac ah oo lagu soo xero gelinayo..

Waxaan arka Garowe 1, 2, 3…. oo meesheedii ka bilabanaysa, wuxuuna bartilmaameedku yahay inaan waxba laga bedelin dastuurka ay dhibaatadiisu ka soo bilaabatay Garowe 1, 2, 3 oo ay soo…

Read More

Warbixin: Maxaad Ka Taqaana Geedka Looxa Qur’aanka Laga Qoro Xannuunka Macaankana Ka Daawada Ah

Hargeysa (Dawan) Waxa aynu ka hadlayna dhirteena faa’idada leh iyo kuwa hal xidhaalaha leh iyo kuwa maahmaahda leh, Caaqil Maxamed Bulxan Waaberi oo ka mida odayaasha waayo jooga ee gobolka…

Read More

Sayniska Iyo Joogsiga Wareegga Dhulka

[embedded content] Mr. Michelle Stephenson oo ah aqoon weyn u leh cilmiga Figiska ayaa sheegay isagoo London jooga in haddii dhulku uu u joojiyo wareegiisa caadiga ah si kediso…

Read More

Dhegaysiga Macmiilku Waa Muhiim!

[embedded content] Adigoo ku guda jira hawsha ganacsiga ayay dhici kartaa inaad la kulanto macamiil aad u xanaaqsan oo cabanaya kaasi oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan macmiilkaaga.…

Read More

Marka Caqligu Shaqayn Waayo!

Wakhtiyo badan, liiska musharixiinta ee doorashooyinka ayaa lagu dara magcyo xubno yaab leh. Xubnahaasi oo haddana khilaaf  ka taagan yahay. Waxa adag inaad rumaysato in liiska magacyada musharaxiinta doorashooyinka lagu…

Read More

Ha Noqon Addoon?!

[embedded content] Sh.Tareq Mohammed Al-Suwaidan waa qoraa, taariikhyahan, Sheekh caalim islaamka ku xeel dheer iyo ganacsade waxaana uu ku dhashay dalka Kuwait sanadkii 1953.  Wakhtigan waa gudoomiyaha Ururka horumarinta…

Read More

The National Consultative Conference for Somalia and Persistent Political Injustices

President Deni will have an opportunity to put political marginalisation associated with the 4.5 system on the agenda at the national consultative conference to be held in Puntland State of…

Read More

Xassan Shiikh oo Imaaraadka kaga qeyb galay shir looga hadlay amniga Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u…

Read More