Bulsho-weynta xaafada Daami oo soo Dhaweeyay Jid casri ah oo loo Dhisay

[embedded content] Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan):-Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool xaafada Daami ee magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyay waddo casriya oo dawladda hoose ee…

Read More

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud oo soo Kormeeray Dhismaha cusub ee Dekeda Maydh

[embedded content] Khadar.M.Dhako. Hargeysa (Dawan):-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud iyo Guriyaynta Maxamuud  Warsame Jaamac ayaa soo kormeeray dhismaha cusub ee Dekeda Maydh oo gabogabo ku dhaw. Wasiir…

Read More

Wasiirka Waxbarashada oo Daahfuray kulanka Weel-xogeedyada wasaaradda

Qore Khadar M. Xaashi Burco (Dawan);-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ka furay kulanka Weel-xogeedyada wasaaraddaasi. Furitaanka kulankaas waxa…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dugsi Baahi wayn loo Qabay

Qore: Faysal Xiis Afgaab Mandheera-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo soo dhammaystay safar  shaqo oo uu ku tegay gobollada bariga dalka, ayaaa socdaalkiisa gobolada bari ku soo gunaanaday…

Read More

“Somaliland waxay Dhibane u tahay Jaarka xiga ee Soomaaliya oo ah Dal Guuldarraystay Dhinac kasta..” Amb. Tibor Peter Nagy Jr Diblomaasi Maraykan ah oo isku-tolay aqoonsiga Somaliland iyo Danaha dalkiisa ee Gobolka

 Hargeysa(Dawan)Horumarka jamhuuriyadda Somaliland ee dhinacyada Maalgashiga, xasilloonida siyaasadda gudaha, nabadgelyada iyo ahmiyadda istaraatiijiyaddeed ee uu  leeyahay juquraafi ahaan dhulkeedu ayaa sababay inay indhaha diblomaasiyiinta adduunka u noqoto bidhaan soo jiidasho…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Antonio Guterres

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Hoggaamiyaha Golaha sare ee Sudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York,…

Read More

Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Agaasimaha cusub ee Sirdoonka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saarayXeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar…

Read More