DEG DEG: Oday dhaqameed caan ah iyo dad kale oo goor dhow lagu laayey Laascaanood

Iyadoo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ay maalmahan ka socdeen dibed baxyo rabshado wata oo looga soo horjeedo Maamulka halkaas ka arrimiya ee Somaliland ayaa waxaa duhurnimadii maanta lagu dhowr…

Read More

Khasaare ka dhashay weerar Ciidamada Somaliland goor dhaweyd ku qaadeen shacabka Laascaanood

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay weerar goor dhoweyd ciidamada Somaliland ku qaadeen dad rayid ah…

Read More

Xukuumadda Deni oo lagu eedeeyay in ay af-hayeen u noqotay Somaliland

Bulshada Gobolka Mudug ee Puntland oo ay hoggaaminayaan Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir maalmahan uga socday Gaalkacyo. War-saxaafadeedka ayaa lagu cambaareeyay shacabka Ciidamada Somaliland ku…

Read More

Wararkii ugu dambeeyey xiisadaha ka taagan Laascaanod iyo Somaliland oo..

Xaalad kacsanaan ayaa maalintii afaraad laga ssoo sheegayaa Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, halkaasoo bannaannaxyo rabshado wata ay ka  socdeen maalmihii la soo dhaafay. Booliska Somaliland ayaa rasaas ku ridaya…

Read More

Aadan Madoobe iyo Midowga Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo isfahan gaaray

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku Midoobay Midowga Musharaxiinta iyo Madasha Badbaadada Koonfur Galbeed,…

Read More

(Sawirro) Mucaaradka diidan Laftagareen oo aqbalay codsi kaga yimid Aadan Madoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku midoobay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Badbaadada Koonfur…

Read More

Ciidanka dowlada oo degaano Istraatiiji ah kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka & Booliska Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay degaannada Gandarshe iyo Jilib Marka ee gobolka Sh/hoose Labadan degaan waxaa muddo…

Read More

(Sawirro) Madaxweynayaal iyo wufuud caalami ah oo ku sugan caasimada Tigray ee Makelle

Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynayaashii hore ee Kenya iyo Nigeri Uhuru Kenyatta iyo Olsengo Obasanjo ayaa booqasho ku tagay magaalada Mekelle ee caasimada gobolka Tigray woqooyiga Itoobiya. Madaxwaynihii hore ee dalka…

Read More

(Sawirro) Qarax dhacay xilli uu Madaxweyne Buhari xariga ka jarayey Mashaariic

Ugu yaraan 4 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Qarax  ka dhacay Degmadda Karaworo ee Gobalka Kogi ee ku yaalla Bartamaha Waqooyi (North-Central State) ee dalka Nigeria. Qaraxa oo…

Read More

Madaxweyne Xasan Shiikh oo billad sharaf Qaran guddoonsiiyay dhiggiisa Jabuuti (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdigiisa. Madaxweyne…

Read More