Ma’suuliyiinta TPLF oo si kulul u beeniyey War ka soo baxay Midowga Afrika

TPLF ayaa beenisey hadal ka soo yeeray dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika, Olusegun Obasanjo, kaasoo ahaa in ciidamada Eritrea ay isaga baxeen waqooyiga gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kaddib heshiis lagu soo…

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay degaan ku yaalla duleedka Balad-weyne & Al-shabaab oo..

Dagaal adag oo u dhexeeya ciidamada deegaanka iyo dagaallamayaasha AS ayaa goor dhow ka bilowday deegaanka Beerxaano ee duleedka magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa qarxay kadib markii ciidamada deegaanku weerareen goob…

Read More

Burcad mooto Bajaaj uu dhacay lagu qabtay isaga oo ku dhax wata Muqdisho (Sawirro)

Ciidanka booliska saldhigga degmada Cabdicasiis ayaa maanta qabtay mid kamid ah burcadda hubaysan, kaasi oo muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ahaa ka dhacay Mooto Bajaaj uu lahaa kadibna ka badalay taargada.…

Read More

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meelmariyay hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga

Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada iyo maal-gashiga.…

Read More

Xildhibaan Qowdhan oo eedeyn u jeediyay mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda

Xildhibaan Cabdi Qowdhan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda oo uusan magac dhaban ku eedeeyay in ay ka shaqaynayaan falal lid ku ah amniga…

Read More

Madaxweyne Deni kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aad, oo ay ku socoto dayactir, dib-u-dhis, qalabeyn iyo u dhameystirada baahiyaha Asaasiga…

Read More

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta meel mariyay Heshiis iyo Sharci muhiim ah (Sawirro)

Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada…

Read More

Nin Lacag ka badan Labo Milyan oo dollar ku bixiyay in caawa la kulmo Ronaldo Iyo Messi

Dalka Sacuudiga caawa waxaa ka dhacaya ciyaar aad u xiiso badan oo dhax mari doona labo kooxood ay kala hoggaamin doonaan labada ciyaartoy ee ugu magac dheer xilligan kubadda cagta…

Read More

Jaamacadda ACCORD ee Muqdisho oo la hordhigay dalab muhiim ah

Qaar ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa ka dalbaday hormuudka Jaamacadda in loo sameeyo fagaare lagaga doodo dhacdooyinka siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee dalka ka…

Read More

Shirkii Deyn Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo la soo gabagabeeyay (Daawo Sawirro)

Previous articleMadaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG

Read More