Bulshada Saboolka Iyo Deegaanka Ah!

[embedded content] Weriye ka tirsan wargeyska Kuliyoum ayaa booqasho ku tegay dalka Maali si uu wax uga soo ogaado habka ay dadka Maali ula soo baxaan dahabka dhulkooda…

Read More

Maxaa lagu daweeya WADNE xannuunka

Qaybta saddexaad ee barnaamijkeena caafimaadka ee toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona maxaa lagu daweeya WADNE xanuunka, waxa sharaxay Dhakhtar Nuux Ismaaciil Bootan, oo ka mida dhakhaatiirta sida gaarka…

Read More

Aasaaska Dhaqanka iyo Umaddaha.Qaybtii 2aad

Akhristeyaal sidii aanu idinkula wadaagnay qaybtii 1aad ee qormadan dhaqanku waxa uu ku turjumaa hab-nololeedka bulsho, waxaana lagu qeexaa si kooban qaab-nololleedka bulshada (The Way of life of Society), taasoo…

Read More

Koox ka Tirsan Premier League oo Ganaax aad u Culus lagu Riday

[embedded content] Xidhiidhka kubadda cagta Ingriiiska ayaa soo saaray ganaax culus oo lagu riday kooxda kubadda cagta Everton oo taageereyaasheedu ay garoonka gudaha ugu soo daateen kulankii Crystal…

Read More

Kulamada Todobbaadkan ee Tartanka Gobollada Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba

[embedded content] Xidhiidhka kubadda Somaliland ayaa soo saaray jadwalka maalmaha la ciyaarayo tartanka gobollada dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Tartankan oo dhawaan la sameeyay isku aadkiisa ayaa haddana…

Read More

Xiddigii Bisha September ee Horyaalka La Liga oo lagu Dhawaaqay

Horyaalka waddanka Spain ee LaLiga ayaa shaaciyey xiddigii ugu fiicnaa bisha September ee dhamaadka ah, waxaana ku guuleystay laacibka Real Madrid uga ciyaara khadka dhexe iyo garabka midig ee Fedrico…

Read More

Xabsi layaab leh oo Dadku iskood u Tagaan si loogu xidho

Xabsi ku yaalla gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya ayaa laga billaabay arrin aan hore loo aqoonin si looga hortago dhibaatooyinka bulshada qaarkood.   Maamulka xabsigan, oo ka shaqeeya magaalada Haldwani…

Read More

Israa’iil iyo Lubnaan oo Gelaya Heshiis lagu Tilmaamay Midddida Afkeeda

Iyadoo Yurub ay la daalaa dhaceyso qiimaha gaaska, ayay Israa’il iyo Lubnaan gaadheen heshiis muhiim ah oo aan toos ahayn kaas oo la xidhiidha goobaha badda ee uu gaaska dabiiciga…

Read More

Khatarta Dayax-gacmeed Hawada ku Burburay oo laga Baqayo?

Weligaa maku fikirtay in adigoo waddada iska socda ay kugu soo dhici karaan biraha hadhaadiga dayax-gacmeed ku burburay hawada sare? Waxaa laga yaabaa in aanad horeba uga fikirin arrin noocaas…

Read More

Xukuumada Somaliland oo Caalamka ugu Baaqday Taageeridda ka Qeyb-qaadashada Taiwan ee ICAO

Hadafka ICAO ee Isku-xidhka aduunku waa fashil Taiwan la’aanteed Hargeysa-(Dawan):- Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr Ciise Keyd Maxamuud ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay fursad u siiyaan dalka Taiwan inuu wax…

Read More