Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta meel mariyay Heshiis iyo Sharci muhiim ah (Sawirro)

Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana lagu ansixiyey hindise sharciyeedka dhawrista maal-gashadatada…

Read More

Nin Lacag ka badan Labo Milyan oo dollar ku bixiyay in caawa la kulmo Ronaldo Iyo Messi

Dalka Sacuudiga caawa waxaa ka dhacaya ciyaar aad u xiiso badan oo dhax mari doona labo kooxood ay kala hoggaamin doonaan labada ciyaartoy ee ugu magac dheer xilligan kubadda cagta…

Read More

Jaamacadda ACCORD ee Muqdisho oo la hordhigay dalab muhiim ah

Qaar ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa ka dalbaday hormuudka Jaamacadda in loo sameeyo fagaare lagaga doodo dhacdooyinka siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee dalka ka…

Read More

Shirkii Deyn Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo la soo gabagabeeyay (Daawo Sawirro)

Previous articleMadaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG

Read More

Shir looga hadlay deyn cafinta Soomaaliya oo ku soo gabagabeeyay Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday magaalada Nairobi qaar kamid ah hay’adaha dowladda, hay’adda lacagta Adduuunka iyo…

Read More

Ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsan Al-dhabaab oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Ciidamada xoogga dalka, Nabadsugida Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera ayaa howlgal ka dhan ahaa Al-shabaab ka fuliyay tuulada Dhagaxow oo u dhow deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.…

Read More

Madaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftaagreen) ayaa sheegay in maamulkiisa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jiraan bilaabida howlgalo deegaannada maamulkiisa looga saarayo Al Shabaab. Laftagareen oo…

Read More

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Xaliimo Cabdullaahi Fiidow booskeedana nin u magacaabay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii rugta ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hirshabeelle Marwo Xaliimo Cabdullaahi Fiidow. Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha…

Read More

Howlgal lagu dilay Shabaab badan laguna soo qabsaday Gaadiid Dagaal oo ka dhacay Beerta Sheekh Qaasim (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa hay’adda Nabad sugida iyo ciidamo shisheeye ayaa weerar qorsheesan ku qaaday Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe. Dowladda…

Read More

Ciidamadii Eritrea laga keenay oo laga qaadayo Muqdisho iyo Xog ku aadan halka la geenayo

Magaalada Muqdisho waxaa dhawwaan lagu soo celiyay boqolaal askari oo kamid ahaa ciidamadii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, waxaana ciidankan la dejiyay xeryo milatari oo kuyaalla magaalada Muqdisho. Sida aan…

Read More