Markab Dagaal oo Ruushka lahaa oo la weeraray lana bur buriyay iyo Khasaaro ka dhashay

Markab dagaal oo dowladda Ruushka leedahay ayaa lagu weeraray laguna bur buriyay badda madow, waxaana markan weeraray diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn oo dowladda Ukraine leedahay. Wra kasoo baxay dowladda…

Read More

Ra’isul Wasaare Xamse oo Qaabilay Hodan Xasan oo katirsan Aqalka Wakiillada gobolka Minnesota

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa…

Read More

In ka badan 17 kun oo shil oo sannadkan 2023 ka dhacay Puntland

In ka badan 17 kun oo shil ayaa sannadkan 2023 ka dhacay guud ahaan degaannada Puntland, sida uu shaaciyay Taliska Ciidanka Ilaalada Waddooyinka dowladda Puntland. Dhammaan shilalkaasi waxa ku dhintay…

Read More

Joe Biden oo amray in la weeraro saddex goob oo ay isticmaalaan kooxda Kataeb Hezbollah

Mareykanka ayaa weerar ku qaaday ciidamada xulafada la ah dalka Iran ee ku sugan dalka Ciraaq, kadib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay weerar ku qaaday saldhig ay Ciraaq ku…

Read More

Masar oo soo bandhigtay Qorshe xal u noqon kara dagaalka xooggan ee ka socda Gaza

Dagaallo xooggan uu dhiig badan ku daadanayo ayaa wali ka socda magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana marar badan fashilmay isku dayo la doonayay in xabbad-joojin la dhax dhigo Xamaas…

Read More

Wakhtiga qabashada araajida xubnaha cusub ee Baarlamanka Puntland oo hal maalin lagu daray

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa hal maalin ku daray wakhtiga qabashada araajida shakhsiyaadka raadinaya Baarlamanka. Guddoomiyaha guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland Isxaaq Axmed Xasan ayaa shaaciyay in maanta oo…

Read More

Faransiiska oo xayiray Diyaarad siday Boqolaal Tahriibayaal oo Mareykanka kusii jeeday

Ciidamada ammaanka dalka Faransiiska ayaa ku xayiray garoon diyaaradeed oo kuyaalla dalkaasi, diyaarad ka timid dalka Hindiya oo ay la socdeen dad ka badan saddex boqol oo rakaab ah oo…

Read More

Benjamin Netanyahu oo tagay Gaza kana hadlay arrin ay ka codsadeen Askartiisa

Ra’isul Wasaaraha maamulka Israa’iil  Benjamin Netanyahu ayaa booqasho qorsoodi ah oon horey loo dhaacin ku tagay qeybo kamid ah magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa uuna halkaasi kula kulmay qaar…

Read More

The Impact of Fires in Garowe, Puntland: Mitigating Property Damage and Fatalities

Property damage and loss of life have been the unfortunate consequences of fires occurring at various times in Garowe, the capital city of Puntland. The extent of damage caused by…

Read More

Guddoomiyaha GEDAN oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyay London (VIDEO NEWS)

Xaflad si heer ah loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen waxgarad ka socday qeybaha bulshada Soomaalida ee  ku dhaqan London ayaa lagu soo dhoweeyay Guddoomiyaha  Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug…

Read More