Haween jirdil u geestay muuqaalna ka duubay nin ay ballamiyeen oo Muqdisho lagu xiray

Waxaa shalay baraha bulshada si weyn ugu baahay muuqaalka saddex haween ah oo guri kuyaalla magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Waabari ku jir dilaya nin dhallinyaro ah oo gurigaasi lagu…

Read More

Xildhibaanno diyaarinaya Mooshin ka dhan ah Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in xildhibaanno katirsan golaha wakiillada maamulka Puntland diyaarinayaan mooshin ka dhan ah maxkamadda Dastuuriga ah.…

Read More

Dowladaha Soomaaliya oo taageero dhinacyo kala duwan leh ka raadineysa Canada

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa shala6 magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada yeeshay wasiirka horumarinta Caalamiga ah ee Canada mudane Axmed Xuseen.…

Read More

Wararkii u dambeeyey dagaalo qaraar oo ka socda qeybo ka mid ah marinka Gaza (Sawirro)

Dagaal culus ayaa ka dhacay Gaza, oo ay ku jiraan waqooyiga burburay, iyadoo Israa’iil ay horay u sii waday weerarkeeda ka dib markii Maraykanku uu xannibay dadaalkii ugu dambeeyay ee…

Read More

Ciidanka xoogga dalka oo degaano cusub kala wareega Al-shabaab (Sawirro)

Previous articleMacalin Dugsi Quraan & dhaqtar la dhashay oo lagu dilay degaan hoos Tga Dhuusamareb

Read More

XOG: Baarlamanka Puntland oo mooshin ka diyaariyay maxkamadda dastuuriga ah

In ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa fiidnimada diyaariyay mooshin ka dhan ah maxkamadda dastuuriga ah. Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka xaqiijinay dhinacyo kala…

Read More

Faahfaahin: Macalin Dugsi Quraan & dhaqtar la dhashay oo lagu dilay degaan hoos Tga Dhuusamareb

Kooxo hubeysan ayaa degaan u dhow Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ku dilay Macalin Dugsi Qur’aan iyo Walaalkiis oo dhaqtar ahaa. Macalin Liibaan Xasan Cusmaan iyo Dr. Axmed Xassan Cusmaan…

Read More

Puntland Constitutional Court Rejects Parliamentary Term Extension

Garowe (PP News Desk) — The Constitutional Court of Puntland State of Somalia has rejected the…

Read More

Maxkamadda dastuuriga ee Puntland oo laashay muddo kororsiga Golaha wakiilada

Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa gebi ahaanba laashay go’aankii Baarlamanka Puntland ku ansixiyay mudda kororsiga halka sano ah. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay maxkamadda dastuuriga ah ee…

Read More

Israel oo ku goodisay iney qaadeyso talaabo adag oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen

Israa’iil waxay diyaar u tahay inay tallaabo ka qaaddo dadaallada ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ku doonayaan inay ku carqaladeeyaan maraakiibta badda cas, haddii beesha caalamku ay ku guul-darreysato inay wax…

Read More