DEG-DEG: Lionel Messi Oo Ka Tagaya Kooxda PSG, Sabab.

Lionel Messi ayaa Qaab xorta ah uga tagi doona kooxda Paris Saint-Germain xagaaga dambe sida ay sheegayaan wararku. Halyeyga reer Argentine ayaa heshiis laba sano ah la saxeexday kooxda reer…

Read More

(Sawirro) Al-Shabaab oo laga saaray degaano aan ka fogeyn Magaalada Muqdisho

Ciidanka Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku haynta degaano ku yaalla duleedka degmada Afgooye gobolka…

Read More

“Man United Uma Baahna In Ay Si Fiican U Ciyaarto Si Ay U Garaacdo Man City”

Daaficii hore ee Manchester City Nedum Onuoha ayaa dareensan in Manchester United aysan u baahneyn inay si fiican u ciyaarto si ay u garaacdo kooxdiisii ​​hore Axada. Kooxda Man United…

Read More

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha…

Read More

XASAASI: Chelsea Oo Diyaar U Ah In Ay Stamford Bridge Keento Cristiano Ronaldo & Qorshaha Todd Boehly Oo La Ogaaday.

Xiddiga Kooxda Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uuna wali ka laaban codsigiisii ahaa in uu isaga tago kooxda Man United. Wargayska Manchester Evening News ayaa…

Read More

Liverpool & Man City Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh Shaxda Ugu Qaalisan Premier League

Premier League waxa ka buuxa qaar ka mid ah xiddigaha ugu qiimaha badan sida laga soo xigtay shabakada Transfermarkt. Shabakada Transfermarkt ayaa soo saartay shaxda xiddigaha ugu qiimaha badan premier…

Read More

Dhallinyaro kasoo baxsaday Magafayaasha Liibiya oo Muqdisho laga soo dejiyay (Sawirro)

Xafiiska Ergayga Gaarka ee Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Carruurta ayaa ka shaqeeyay in dalka dib loogu soo…

Read More

Bellingham, Leao, Dumfries, Oblak, Asensio & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga.

Waxa xidhan suuqa kala iibsiga maadama lagu jiro bilowga xilli ciyaareedka laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna kooxuhu isha ku hayn xiddigo kala duwan. Kooxaha kala duwan ayaa…

Read More

Booliiska oo War cusub kasoo saaray Haweeney si arxan darro ah u jir dishay Gabar 9-jir ah

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa sabtidii lasoo dhaafay xaafada Daadsaney ee degmada Dayniile kasoo xiray Shugri Cabdulaahi…

Read More

Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo La Bar-Bar Dhigay Lionel Messi.

Xiddiga khadka dhexe ee England Jude Bellingham ayaa saaxiibkiis iyo xiddiga Arsenal Bukayo Saka barbar dhigay Lionel Messi kadib qaab ciyaareedkii wacnaa ee uu soo bandhigay kulankii Germany ee Nations…

Read More