Sheekh Shariif oo War kasoo saaray gogosha wadahadalka uu fidiyay Madaxweyne Deni

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa soo dhaweeyay gogosha wadahadalka siyaasadeed uu magaalada Garawe fidiyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Sheekh Shariif ayaana sheegay in…

Read More

Mareykanka oo ku hanjabay inuu ka jawaabi doono dilka askartooda iyo Iran oo ku …

Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadi shalay ku eedeysay malleeshiyo ku sugan Ciraq oo ay taageerto Iran, in ay ka danbeeyaan weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago oo lagu dilay saddex…

Read More

Sirdoonka Soomaaliya oo hawada ka saaray 20-Webset oo Al Shabaab warar ku baahin jireen

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in dalka iyo dibaddiisa ay ka xirtay Website-yadii ugu waa weynaa ee kooxda Al Shabaab ku baahin jireen wararkooda marin…

Read More

Shir-guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland oo Heshiis ka Gaadhay Khilaafkii Xeerka Doorashooyinka

Hargeysa (Dawan) Shir-gudoonka Golaha Guurtida iyo Wakiillada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in xal laga gaadhay murankii sharci ee u dhaxeeyay Golaha Guurtida iyo Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo ka dhashay…

Read More

Ururka Midowga Suxufiyiinta Iyo Sharci-yaqaannada Afrika oo Taageeray Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

Hargeysa(Dawan)-Ururka  Midowga Suxufiyiinta  iyo Sharciy-yaqaannada Afrika ee loo soo gaabiyo  ANA ayaa ugu baaqay waddamada ku midaysan ururka Midawga Afrika in ay aqoonsadaan Somaliland,madaama oo ay hore xoriyadeeda uga qaadatay…

Read More

Danjireyaasha Itoobiya u Fadhiya Maraykanka, Canada iyo Shiinaha oo Taageeray Heshiiska ay la Galeen Somaliland

Addis Ababa (Dawan)- Danjireyaasha caalamka u fadhiya Itoobiya, ayaa sheegay in heshiiska isfaham ee Somaliland iyo Itoobiya uu waxtar weyn u leedahay labada dal iyo waddamada mandaqada. Sidaasna waxa sheegay…

Read More

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Beeniyay Warar laga Faafiyay

[embedded content] Hargeysa(Dawan)Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland,ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya in la iibinayo Xarunta Guud ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Hargeysa. War-saxaafadeed ka soo baxay Komishanka Doorashooyinka…

Read More

Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka

[embedded content] Hargeysa (Dawan)Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin Axmed ayaa  shalay   kulan lagu xoojinayo  amniga  la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Kulanka Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin Axmed …

Read More

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda EUCAP

Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL Dr. Axmed Yusuf Idiris, ayaa shalay kulan la qaatay maamulaha mashaariicda hay’adda EUCAP Mr. Brendan KENNY iyo Saraakiil kale  oo ka tirsan…

Read More

Saciid Ciise: Gogosha Deni waa dabin horudhac ah oo lagu soo xero gelinayo..

Waxaan arka Garowe 1, 2, 3…. oo meesheedii ka bilabanaysa, wuxuuna bartilmaameedku yahay inaan waxba laga bedelin dastuurka ay dhibaatadiisu ka soo bilaabatay Garowe 1, 2, 3 oo ay soo…

Read More