Dad badan oo ku dhintay God Dahabka si sharci-darro ah looga qodayay

Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay god dahabka si sharci-darro ah looga qodo oo kuyaalla gobolka Bolivar ee bartamaha dalka dhaca Latin Amerika ee Venezuela.…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Dhaqangelinta Heshiiska aynu la Galnay Itoobiya iyo Muranka ka taagan Hawada

Itoobiya wixii u darnaa oo Bad ah iyo Wixii Somaliland u darnaa oo Ictiraaf ah waanu is waafajinay”   Waa markii ugu horraysay ee aynu hayno dawlad Afrikaan ah oo…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo la Kulmay Kooxda kubbadda cagta ee Qurbajoogta Reer Somaliland ee UK

Hargeysa(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kulan la yeeshay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer Somaliland ee dalka UK oo dhawaan dalka safar ku…

Read More

Xukuumadda Somaliland iyo DDS oo kala Saxeexday Heshiisyo Muhiim ah

[embedded content] Jigjiga (Dawan):-Xukuumadda Somaliland iyo xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan is-dhexgalka dhallinyarada iyo ciyaaraha labada dhinac. Heshiiskan waxa siwada jir ah u…

Read More

Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun ku Ridday Haweeney Danbi Diiniya Gashay

Hargeysa (Dawan) Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa shalay xukun saddex sano oo xadhig ah ku ridday haweeney la sheegay in Allaha weyn ee khaaliqa ah ay “cayday”. Sidoo kale laba haween…

Read More

Shirka Amniga Badda oo Hargeysa oo lagu Qabtay

Hargeysa (Dawan) Shir ay siwada jir ah u soo qaban qaabiyeen xafiiska xidhiidhka amniga baddaha ee wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland iyo EUCAP, ayaa ka qabsoomay…

Read More

Wasiirka Waxbarashada oo Furay Imtixaanka Macalimiinta Ku Meel-gaadhka ee Gobolka M/Jeex

[embedded content] Hargaysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo sayniska Somaliland Dr. Axmed Aadan Camash Buuxane , ayaa furay Imtixaankii Macallimiinta ku meel-gaadhka ahaa ee gobolka Maroodi jeex , waxaana…

Read More

Wasaaradda Maaliyadda oo Tababar usoo Xidhay Shaqaalaha Cashuuraha Berriga

[embedded content] Hargeysa(Dawan)Wasaarada Maaliyadda ayaa tababar lagaga hadlayay macaamilka Cashuur bixiyayaasha  usoo   xidhay  shaqaalaha cashuuraha bariga. Agaasimaha  guud  ee Wasaarada  Maaliyadda  Maxamed Xuseen Mu,adinka  oo xidhitaanka tababarkan hadal ka…

Read More

Maxay Qaramada Midoobay uga Walaacsan Tahay in la Aqoonsado Taalibaan?

Daraasad ay samaysay Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii sheegtay in ku dhawaad ​​saddex-meelood laba (67%) haweenka Afgaanistaan ​​ay ka cabsi qabaan in dhibaatada xuquuqdoodu ay sii korodho haddii dawladda Taliban ee…

Read More

Beerta Xayawaanka Texas: Hooyo Daanyeer ah oo lagu soo qalay Ilmaha xannuun Dartii

Ilme dhamays ah oo daayeerka nooca loo yaqaan Gorrila ah ayaa ku dhashay qalliin degdeg ah xero lagu xanaaneeyo xayawaanka oo ku taal gobolka Taxes ee Maraykanka ka dib markii…

Read More