Mareykanka oo shaaciyey in weerar Iran ku qaado Israel uu yahay lama huraan

Maraykanku waxa uu ku jiraa heegan sare waxana uu si firfircoon isugu diyaarinayaa weerar “muhiim ah” kaasoo iman kara isla toddobaadka soo socda gudahooda oo ay Iran ku bar-tilmaameedsato xarumaha…

Read More

Nabadoon Aabe u ahaa Masuul ka tirsan dowlada Somalia oo caawa Muqdisho lagu dilay

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay Nabadoon Muxyadiin Ali Cariif ka dib rasaas ay ku fureen kooxo hubeysan oo weerar ku soo qaaday xili uu ku sugnaa xaafada Siisii ee…

Read More

Mareykanka iyo Britain oo ka fiirsanaya inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil

Dawladaha reer galbeedka ayaa cadaadis badan lagu saarayaa inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil sababta oo ah qaabka ay dagaalka uga waddo Xamaas ee Marinka Gaza. Israa’iil waa hub-iibsaha…

Read More

Puntland oo wafdi kale u dirtay Itoobiya ka dib go’aankii dowlada Somalia (Sawirro)

Wefti  uu hogaaminayay Wasiirka Duulista Hawada  Puntland ayaa la kulmay Wasiir-dowlaha Gaadiidka Itoobiya, Mr Dhenge Boru, Mareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Hawada ee dalkaas, Mr Getachew Mengistie iyo Madaxa shirkadda…

Read More

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo dil ku xukuntay Taliyihii saldhigga Booliska Huriwaa ee Gobolka Banaadir

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidanka Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye oo ahaa Taliyihii saldhigga Booliska Huriwaa iyo Maxamed Cabdi Qoone oo ahaa Dable ciidanka…

Read More

Dagaalka Gaza oo noqday kii ugu Khasaaraha iyo burburka badnaa Qarniga 21aad

Lix bil ayaa laga joogaa marki uu billowday dagaalka ay Israil ku qaadday Gaza, ee u dhaxeeya ciidankeeda iyo dagaalyahannada Xamaas. Dagaalkan oo noqday mid ka mid ah kuwi ugu…

Read More

Xukun Dil ah oo lagu riday Taliyihii Saldhigga Degmada Hiliwaa Qoslaaye iyo Qoone

Maxkamadda Ciidamada ayaa Dil-toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye & Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo kala ahaa taliyihii Hilwaa, Kabtan Police ka tirsan & Dable Gacanyare u ahaa…

Read More

Baaris iyo Fatash lagu sameeyay Safaarad ay leedahay Soomaaliya iyo 9 fal dambiyeed oo…

Xafiiska Hantidhowrka guud ee JFS ayaa u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka warbixin baariseed fatash ah oo Xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyey safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat…

Read More

Tirada kooxda Al Shabaab saakay looga dilay weerarkii ay Balcad ku qaadeen oo la Shaaciyay

Dagaalyahanno badan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah waxa ay ku qaadeen xeryo ciidan oo kuyaalla degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidanka…

Read More

Duqa Muqdisho oo ka farxiyay qoysas ajaaniib ah iyo dad kale oo danyar ah (Sawirro)

Previous articleRa’isul Wasaare Xamse oo la kulmay Alper Aktaş kalana hadlay dhibaato dhacday (Sawirro)

Read More