Howlgal lagu dilay 27 dagaalyahan oo ka dhacay degaanka Yaaq-dabayl

Howgal Ciidanka Xoogga dalka ka fuliyeen Galbeedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayey dileen 27 xubnood oo ka tirsanaa al shabaab. Howlgalka oo uu hogaaminayay Taliyaha ururka 5aad ee…

Read More

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka EAC

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East African Community). Ansixinta Baarlamanka ee heshiiskan ayaa waddada u xaareysa…

Read More

Booliiska Muqdisho oo raadinaya hooyo iyo wiilasheeda oo dil argagax leh geestay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa wada howlgalo ay ku baadigoobayaan hooyo iyo labo wiil ay dhashay , kuwaa oo ku eedeysan in habeen hore gurigooda oo kuyaalla degmada Kaaraan ku dileen…

Read More

Soomaaliya oo kusii dhawaaneysa dhameystirka habraaca xubinnimada ee ururka EAC

Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East African Community). Ansixinta Baarlamanka ee heshiiskan ayaa waddada u xaareysa…

Read More

Xildhibaanada golaha Shacabka oo maanta ansixiyay Saddex Hindise-sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise-sharciyeedka hay’adda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed, oo horey usoo meel mariyeen golaha wasiirrada Soomaaliya. Hindise-sharciyeedkan waxaa ansixiyay ogolaatay 149-Xildhibaan, halka uu diiday hal xildhibaan ,…

Read More

Dowladda Jabuuti oo marti-qaad rasmi ah u soo dirtay Isimada dhaqanka SSC

Dowladda Jabuuti ayaa marti-qaad rasmi ah u fidisay golaha sare ee Isimada dhaqanka SSC-khaatumo sida ay wararku xaqiijinayaan. Dowladda Jabuuti waxay sidoo kale casuntay madax-dhaqameed ka socda Somaliland kuwaas oo…

Read More

Ciidanka dowladda oo nolosha ku qabtay sargaal katirsanaa Al Shabaab oo ku sugnaa…

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen gobolka Galgaduud, waxa ay kusoo qabteen sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab. Howlgalkan ay…

Read More

Kenya Airways oo bilowday Duulimaad toos ah ay ku imaaneyso magaalada Muqdisho

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa labo sanno kaddib bilowday duulimaad toos ah ay ku tageyso magaalada Muqdisho, waxaana duulimaadkaasi ay bilowday shirkadda Kenya Airways soo dhaweesay hay’adda duulimaadka rayidka…

Read More

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis dhanka difaaca ah

Wasiirada Gaashaandhigga ee Türkiye iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca gaashaandhigga iyo dhaqaalaha, kaasi oo lagu sii horumarinayo xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada wadddan iyo degenaanshiyaha…

Read More

Sirdoonka Israa’iil oo cabsi gelin ku bilaabay wasiir katirsan dowladda Koonfur Afrika

Sirdoonka Israa’iil ayaa cabsi gelin iyo caga-jugleyn ku bilaabay haweeneyda ah wasiirka arrimaha dibadda dowladda Koonfur Afrika, kaddib markii dalkaasi dacwad ka dhan ah xasuuqa ay Gaza ka wado Israa’iil…

Read More