Deni oo sameeyay magacaabis

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magasaabay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka, kuwaas oo kala ah Garyaqaan Suleymaan Sheekh Cabdullaahi Maxamuud iyo Garyaqaan Cabdiqani Mire…

Read More

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine. Kulanka Ra’iisul Wasaare…

Read More

Maxay yihiin xubnaha uu Wareegtada ku Magacaabay Madaxweyne Deni?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR. 81, 06-da December 2022, Kuna saabsan magacaabid labo xubno ka tirsan Guddiga Sare ee Maamulka Garsoorka. Madaxweynaha…

Read More

Dal lugaha kula jira dagaal weyn oo dalal ay Somalia ku jirto ugu deeqay..

Markabkii ugu horeeyey ee sida Qamadi ka yimid Ukraine ayaa gaaray waddanka Djibouti, iyadoo la gaarsiin doono dalka deriska ah ee Itoobiya, xilli ay Geeska Afrika ka jirto abaartii ugu…

Read More

Qeyladhaan ka soo yeertay Haweenka Qaadka ku iibiya Suuqyada Muqdisho

Read More

Safiirka Somalia ee Ugandha oo arrimo muhiim ah kala hadlay Danjire Mundir F. Abdiaziz

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Masar ee Uganda Danjire Mundir Fatxi Abdicasiis Mohamed Saalim ee dhawaan la…

Read More

Madaxweyne Guudlaawe oo Safar dhulka ah uu ku gaaray magaalada Jowhar (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta socdaal dhulka uga soo ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hishabeelle. Madaxweynaha oo safarkaan uu ku wehliyay Gudoomiyaha…

Read More

Ra’iisup wasaare Xamse oo qaabilay wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine. Kulanka Ra’iisul Wasaare…

Read More

Souef Mohamed oo Ballanqaad muhiim ah u sameeyay Ra’isul Wasaare Xamse Barre (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef Mohamed El-Amine. Kulanka Ra’iisul Wasaare…

Read More

Xarunta Gurmadka deg degga ee Dowlad Goboleedka Galmudug. oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wahliyaan Wasiirka Gargaarka Galmudug Abdirahman Makkaawi iyo Duqa Magaalada Dhuusamareb ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga…

Read More