Wasiirka Difaaca Kenya oo gaaray Kismaayo lana kulmay Axmed Madoobe (Sawirro)

Previous articleGolaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo bayaan ka kooban 10 qodob kasoo saaray Xiisada ka taagan Baydhabo

Read More

Golaha Wakiiladda Koonfur Galbeed oo bayaan ka kooban 10 qodob kasoo saaray Xiisada ka taagan Baydhabo

Golaha wakiiladda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo iyo xiisada siyaasadeed ee wali ka taagan magaaladaasi. Qoraal ay soo saareen golaha waiiikadda Koonfur Galbeed…

Read More

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo ka noqday magacaabis uu sameeyay

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa ka laabtay magacaabis uu sameeyay Todobaadkii hore kadib markii muran xooggan ka dhashay. Wasiirka ayaa maalmo ka hor ku simaha Agaasimaha guud ee…

Read More

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweyne ka socda Dalka Liibiya (Daawo Sawirro)

Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay Magaalada Tripoli ee dalka Libya, waxaana shirkaas  Soomaaliya uga qeyb galay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac. Wasiir…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku sii jeeda Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho sida ay wararku xaqiijinayaan.…

Read More

Madaxweyne Laftagareen oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirro kuwa cusuba magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasaan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto uu soo saaray xalay saqdii dhaxe xilka uga qaaday labo kamid ah golihiisa wasiiradda, isaga oo sidoo kale magacaabay…

Read More

Muxuu isu casilay Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed?

[embedded content] Wasiirkii Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa ku dhawaaqay in uu…

Read More

Al-Qaacida oo sii deysay Muuqaal dilkiisa ka hor laga duubay Ayman Al-Zawahiri

Al Qaacida ayaa sii deysay muuqaal 35 daqiiqo ah oo ay kooxda sheegtay inuu duubay hogaamiyahooda Ayman Al-Zawahiri Waxaa la rumaysan yahay in lagu dilay weerar uu Maraykanku qaaday bishii…

Read More

(Sawirro) Qalad yaab leh oo dhacay xili RW Talyaaniga ay booqaneysay Baqdaad

Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Maxamed Shiyaac As-Suudaani ayaa dhigiisa Talyaaniga Georgia Meloni oo booqasho Rasmi ah dalkaas ku tagtay shalay kusoo dhaweeyay Calanka Dalka Ireland. Khalad Baratakool oo dhacay ayaa sababay…

Read More

DEG DEG: Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed oo xilka iska casilay

Wasiirkii Warfaafinta maamulka Koonfur galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkaas ka dib muuqaal uu soo dhigay baraha bulshada Ilyaas Cali Nuur oo ka hadlayey sababta uu…

Read More