Go’aamada Wanaagsan Iyo Caqliga !

[embedded content] Aadamigu wuxu kaga duwan yahay xayawaanka kale caqliga oo marka si wanaagsan looga faa’iidaysto gaadha go’aamo muhiim oo duruufaha taagan lagag gudbo. Marka uu go’aan gaadhayo…

Read More

Fikirka Muhiimka Ah Ee Qofka !

[embedded content] Kooxo culimo ah oo ku sameeeyay daraasado kala duwan  dadka iyagu naftooda la sheekaysta ayaa sheegay in sheekaysiga naftaadu uu kordhiyo fikirka qofka maskaxadiisa isla markaana…

Read More

Riyada Guusha Iyo Sabirka!

[embedded content] Maalqabeenka Mark Cuban waxa uu ku soo jeeda qoys xoogsato ah oo degenaa  Pittsburgh ee Maraykanka mana ahayn nin taajir oo maalqabeen ah markii hore. Wakhtigii…

Read More

Murugada Arrimaha Isku Midka Ah!

[embedded content] Nin xikmad ayaa saaxiibadii uga sheekeeyay qiso xiiso leh, markii uu dhameeyaya ayay dhamaantood wada qosleen. Haddana isla sheekadii ayuu mar kale ku celiyay , markii…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaminayo oo xalay gaaray dalka Masar

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Sharma El Sheikh ee dalka Masar. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdigiisa ayaa ka qayb-galaya shirka Cimilada…

Read More

Xassan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Sharma Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa lagu soo…

Read More

Cali Guudlaawe oo gaaray degaano cusub oo Al-Shabaab lagala wareegay (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira,…

Read More

Dayuurad rakaab ah oo ku dhacday harada Victoria & dad badan oo ku dhintay (Sawirro)

Diyaarad siday 39 rakaab ah iyo shaqaale oo uu ku jiro ilmo yar ayaa ku burburtay…

Read More

Xassan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qaran ee AML/CFT (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliye cusub

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Nasa Ige u magacaabay la-taliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri “Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More