Erdogan oo ka sheegay banaanbax lagu taageerayey Falastiin: Israa’iil waa Gumeysi, dambiyo dagaal wada!

Published: October 28, 2023 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa boqolaal kun oo taageerayaashiisa ah kula hadlay mid ka mid ah isu soo baxyadii ugu ballaarnaa ee lagu taageerayo Falastiiniyiinta…

Read More

Xamaas oo sheegtay inay iska difaacday duulaanka dhulka ee Israa’iil

Published: October 28, 2023 Garabka hubaysan ee Xamaas ayaa sheegay Jimcihii inay ciidamada Israa’iil kula dagaallameen laba aag oo ku yaalla Qasa, ka dib markii Israa’iil ay sheegtay inay kordhisay…

Read More

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay oo cod aqlabiyad ah ku taageeray xabad joojinta Gaza

Published: October 28, 2023 Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qaraarkii ay soo gudbiyeen dalalka Carabta, isla markaana diiday codsiyo ay soo gudbiyeen Mareykanka & Kanada. 120…

Read More

Wafdi ka socda Xamaas oo gaaray Ruushka

Published: October 27, 2023 Wafdi ka socda Xamaas ayaa Khamiistii booqasho ku tagay magaalada Moscow si ay uga wadahadlaan sii deynta la haystayaal ajnabi ah oo ay ku jiraan muwaadiniin…

Read More

Mareykanka oo duqeeyey saldhigyo ku yaal Suuriya

Published: October 27, 2023 Labo ka mid ah diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Jimcihii duqeeyay xarumo kaydka hub iyo rasaasta oo ku yaalla dalka Suuriya, iyagoo uga aargudayay weerarada maleeshiyaadka ay…

Read More

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay oo lagu wado inuu cod u qaado qaraarka xaalada Gaza

Published: October 27, 2023 Waxaa maalintii labaad galay kulanka deg dega ah oo uu Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka yeelanayo xaalada Gaza, kadib markii Golaha Amaanka uu…

Read More

Mareykanka iyo Ruushka oo isu adeegsaday codka Veto Qaraarkii laga soo saari lahaa Golaha Amaanka

Published: October 26, 2023 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markii 3aad ku fashilay inay qaraar kasoo saaraan xaalada Qaza. Mareykanka oo Arbacadii golaha soo hordhigay qaraar uu soo diyaariyey…

Read More

Erdogan: Xamaas maaha Argagaxiso ee waa urur Xoriyad u dagaalamaya

Published: October 26, 2023 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay Xamaas “Urur Xoriyad u dagaalan” iyo Mujaahidiin, wuxuuna ku cambaareeyay reer galbeedka inay indhaha ka qarsanayaan weerarada Israel…

Read More

22 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Mareykanka

Published: October 26, 2023 Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhintay 60 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar nin hubeysan ka geystay magaalada Lewiston ee gobolka Maine fiidnimadii Arbacada, booliiska…

Read More

Mike Johnson oo loo doortay Guddoomiyaha Kongareeska Mareykanka

Published: October 26, 2023 Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Arbacadii u doortay afhayeenkooda Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, oo ah xildhibaan aan khibrad badan u lahayn hoggaaminta, isla markaana…

Read More