Midowga Yurub oo ku baaqay hakinta dagaalka Gaza

Published: November 14, 2023 Midowga Yurub, Wasiirada arrimaha dibada oo isniintii kulmay ayaa ku baaqay in la hakiyo si deg deg ah dagaalka Gaza. Baaqa kasoo baxay Wasiirada Midowga Yurub…

Read More

Waa kuwee dalalka Carabta ee diiday in xiriirka loo jaro Israel?

Published: November 13, 2023 Waxaa fashil kusoo dhamaaday shirkii dalalka Jaamacada Carabta ee Sabtidii lagu waday in go’aano laga soo saaro. Shirkan ayaa markii danbe loo bedalay shirka wadajirka ah…

Read More

Dalalka Islaamka & Carabta oo ku baaqay joojinta dagaalka Gaza

Published: November 11, 2023 Shirkii wadajirka ahaa ee dalalka Islaamka iyo Jaamacada Carabta oo maanta ka dhacay Riyadh ayaa laga soo saaray Bayaan. Shirkan ayaa la mideeyey iyadoo markii hore…

Read More

GAZA: Ciidamada Israel oo hareereyay Isbitaalka Al Shifa

Published: November 11, 2023 Waxaa saaka oo sabti ah weerar xoogan ku socdaa Isbitaalka Al Shifa oo ay hareereyeen ciidamada Israel. Al Shifa oo ah isbitaalka ugu weyn ee Gaza…

Read More

Shirka Iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika oo ka furmay Riyadh

Published: November 10, 2023 Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Riyadh ka furmay shirka iskaashiga Boqortooyada Sacuudiga iyo dalalka Afrika. Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa khudbadiisa furitaanka uga hadlay…

Read More

Israel oo duqeysay dadkii Qaxayey, Tiradda dhimashada oo kor u dhaaftay 11.000

Published: November 10, 2023 Shacabka lagu xasuuqay duqeynta Israel ayaa maanta oo Jimce ah gaartay 11.078, in ka badan 4.500 ayaa ah caruur. Sidoo kale dadka duqeynta lagu dilay ayaa…

Read More

Wasiirka Dibadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Published: November 10, 2023 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa Heshiis iskaashi ah la saxiixday dhigiisa Sacuudiga Faisal bin Farhan Al Saud. Heshiiskaan Riyadh, ayaa qeexaya heshiiskan iskaashiga…

Read More

Israel oo duqeysay nawaaxiga Isbitaalada Shifa & Al-Nasar

Published: November 9, 2023 Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa saaka oo Khamiis ah markale duqeeyey xerada Qaxootiga ee Jabaliya iyo isbitaalada waqooyiga Gaza. Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay duqeynta…

Read More

Mareykanka oo duqeeyey Barigga dalka Suuriya

Published: November 9, 2023 Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa weerar duqeyn ah ku qaaday saldhigyada maleeshiyaadka shiicada ku leeyihiin barigga dalka Suuriya. Labo diyaaradood oo nooca F15 ah ayaa la…

Read More

Xamaas: Maxaabiista waxaa siideyn doonaa marka shacabkeena lasii daayo

Published: November 9, 2023 Ururka Xamaas ee Gaza ayaa sheegay sharuuda kaliya oo ay kusii deyn karaan dadka ay heystaan ee u dhashay Israel. Afhayeenka Garabka militariga Xamaas (Al-Qassam), Md.…

Read More