Israa’iil oo duqeysay suxufiyiin ku sugnaa Xaduuda Lubnaan

Published: October 13, 2023 Hal suxufi ayaa ku dhintay weerar duqeyn ah oo ay ciidamada Israel la beegsadeen gawaari ay la socdeen suxufiyiin caalami ah oo ay ku jiraan kuwa…

Read More

Qatar iyo Maraykanka oo ku kala aragti duwanaaday dagaalka Gaza

Published: October 13, 2023 Raysalwasaaraha Qatar Sheikh Mohammed Bin Abdulrahman al-Thani oo shir jaraa’iid la qabtay Xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Antony Blinken oo maanta booqday dalkaasi, ayaa sheegay in dowlada Qatar…

Read More

Burkina Faso ayaa heshiis ku saabsan warshadda tamarta nukliyeerka la gashay Ruushka

Published: October 13, 2023 Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay maanta oo Jimce ah, in ay heshiis kula gashay Ruushka dhismaha warshad tamarta Nukliyeerka ah si ay u daboosho baahida tamarta…

Read More

FRANCE: Hal qof ayaa ku dhintay weerar lala beegsaday Iskuul

Published: October 13, 2023 Weerarkan ka dhacay magaalada Arras ayaa imaanaya iyadoo dalka Faransiiska oo ay ku nool yihiin dad badan oo Yuhuud iyo Muslimiin isugu jira ay ka feejigan…

Read More

Israa’iil oo shacabka Gaza u sheegtay inay isaga guuraan xaafadaha Waqooyi

Published: October 13, 2023 Khalid Yussuf FacebookTweet Ciidamada Israa’iil ayaa Jimcihii ugu baaqay dhammaan dadka deggan waqooyiga magaalada Gaza inay ka baxaan guryahooda oo ay u guuraan koonfurta Gaza, xaafadaha…

Read More

Paris: Booliiska oo weerar ku qaaday mudaharaad lagu taageerayey Falastiin

Published: October 13, 2023 Hanad Askar FacebookTweet Booliiska Faransiiska ayaa u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa si ay u burburiyaan isu-soo-bax la mamnuucay oo lagu taageerayay shacabka Falastiin oo habeenkii…

Read More

Blinken: “Anigoo Yahuud ah, waa dareensahay in weerarkii Xamaas uu khatar ku ahaa Yuhuuda caalamka oo dhan!”

Published: October 12, 2023 Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maanta booqasho ku tagay Tel Aviv ayaa xili uu shir jaraa’iid uu la qabtay Benjamin Netanyahu Raysalwasaaraha Israel…

Read More

Xaaska Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Gabon Ali Bongo ayaa xabsiga la dhigay

Published: October 12, 2023 Xaaska Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Gabon Ali Bongo Ondimba, oo xabsi guri ku jirtay tan iyo afgambigii ka dhacay dalkaasi bartamaha Afrika dabayaaqadii August, ayaa…

Read More

Erdogan ayaa go’doominta Israel iyo duqeymaha Gaza ku tilmaamay mid “xasuuq ah”

Published: October 12, 2023 Hoggaamiyaha Turkiga ayaa sheegay in go’doominta Israa’iil iyo werarada aan kala joogsiga lahayn ee Gaza ay yihiin jawaab-celin aan habboonayn oo ku aaddan weerarka Xamaas. Madaxweynaha…

Read More

Putin oo Mareykanka ku eedeeyey dagaalka Falastiin

Published: October 11, 2023 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Maraykanka ku eedeeyey dagaalka sii xoogaysanaya ee u dhexeeya Falastiniyiinta iyo Israa’iil, hadalkiisii ugu horreeyay ee fagaare ah tan iyo markii…

Read More