Ukraine oo sheegtay inay guulo ka gaareen dagaalka ka socda qeybo ka mid ah dalkaasi

Taliyaha ciidamada Ukraine General Valery Zaluzhny ayaa sheegay in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii…

Read More

Dadka Sweden ayaa maanta u dareeray doorashada Baarlamaanka iyo tan maxaliga ah.

Qodobo ay tahay in aad ogaato: Goobaha codbixinta ee dalka Iswiidan waxay furmaan 8-da subaxnimo xilliga…

Read More

Boqorka cusub ee UK Charles-ka saddexaad oo xilka loo caleema saarayo

Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka cusub ee UK,…

Read More

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in loo gurmado Pakistan oo la daallaa dhacaya dhibaatada fatahaadaha

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres oo booqasho ku joogga dalka Pakistan ayaa ku baaqay…

Read More

Tahriibayaal ku dhintay badda Mediterranean-ka

Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii…

Read More

Pakistan: Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dami uu xabsi ku muteysan karo

Maxkamad ku taal Pakistan ayaa go’aansatay, inay Ra’iisul Wasaarihii hore Imran Khan kusoo oogto kiis ixtiraam…

Read More

Queen Elizabeth Il Oo Geeriyootay

Boqoradii Britain Elizabeth Il oo da’deedu ahayd 96 sanno ayaa geeriyootay caawa, sida uu shaaciyey qasriga…

Read More

Boqoradii Ingiriiska Oo Geeriyootay

Boqoradii Ingiriiska Elizabeth Il oo da’deedu ahayd 96 sanno ayaa geeriyootay caawa, sida uu shaaciyey qasriga…

Read More

Walaac laga muujiyey xaaladda caafimaad ee boqoradda UK Queen Elizabeth II

Xaaladda boqoradda UK Queen Elizabeth II ayaa maanta sare u kacay cabsida laga qabo kadib markii…

Read More

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo sheegay inay gargaar Qamadi ah u soo dirayaan Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ay hadhuudh/qamadi tan-kiisu gaarayo 28,600 metric tons ay…

Read More