Xeer Ilaaliyaha Guud ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa Maxamed Xasan Shiikh Maxamuud oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya ku soo rogtay xayiraad dhanka socdaalka ah, kaddib markii…
Israel oo duqeymo culus ka geysatay gudaha dalal carbeed oo deris la ah
Taliska Heyadda sirdoonka iyo nabad sugida dowlada Soomaaliya ee NISA ayaan ka hadlin hadalka ka soo yeeray maamulka Somaliland. Milateriga Israa’iil ayaa duqeymo ka fuliyay Suuriya iyo Lubnaan ka dib…
Rag lagu eedeeyey iney tirsan yihiin heyadda NISA oo lagu xiray Somaliland
Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ka tirsan heyadda sirdoonka iyo nabad sugida dowlada Soomaaliya ee NISA. Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa qoraal…
Milateriga Israel oo dharka ka dhigay shacab ay ka xirxireen Gaza (Sawirro)
Sawirro laga soo qaaday Qaza oo ku wareegaya baraha bulshada Khamiistii ayaa muujinayay xadhig ballaadhan oo ciidammada Israa’iil ku hayaan rag reer falastiin ah oo laga qasbay inay iska siibaan…
Wiil uu dhalay wasiir ka tirsan Dowlada Israel oo lagu dilay Gaza (Daawo Sawiro)
Wiil uu dhalay Wasiir ka tirsan xukuumadda Israa’iil Gadi Eisenkot, ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaza, sida ay shaaciyeen ciidamada Israa’iil. Gal Meir Eisenkot 25 jir ah ahna askari ka…
Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Wasiirada Difaaca ee Somalia & Itoobiya?
Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa kala saxiixday heshiis is afgarad oo milateri Heshiiskan ayaa la…
Somaliland oo Muwaadiniin Itoobiyan ah Dalkoodii dib ugu Celisay
Hargaysa:-(Dawan)- 31 qof oo u dhashay dalka Itoobiya, ayaa saaka laga anbabixinayey Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa, kuwaasi oo iyagu si iskooda usoo dalbadeen in dalkoodii dib loogu celiyo. Hay’adda qaxoontiga…
“Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu fashiliyay shir-qoolo cadowgu soo maleegay…”Maayar Aamin
“Gabiley iyo Kulmiye la isku xaman maayo siyaasadu na waa goorteedda.. Gabiley -(Dawan)- Maayarka magaaladda Gabiley ayaa ka jawaabay hadalo maalmahan la isugu bahalo gelinayay xisbiga Kulmiye, iyo bulshadda Gabiley.…
Dagaalka QASA oo galay bishii saddexaad
Dagaalka Israil iyo Xamaas ayaa maanta galay bishii saddexaad iyada oo wali Israil sii waddo duqaynta aan oo loo meel dayin ee ay ku hayso shacabka reer Falastiin ee Ku…
(Sawirro) Madaxweyne Xassan Shiikh oo arimo xasaasi ah kala hadlay saraakiil Turki ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga. Xassan Shiikh ayaa uga…