Xukuumadda iyo madaxda xisbiyada oo isku raacay xiliga la qabanayo doorashada goleyaasha deegaanka degmooyinka dhiman.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Madaxda Xisbiyada…

Read More

Dekaddii macmalka ahayd ee uu Mareykanka ka dhisay Gaza oo burburtay! (Sawirro)

Xaalad kale oo adag ayaa lasoo daristay dadka ku dhibaateysan magaalada la go’doomiyay ee Gaza, waxaana hadda bur burtay oo saameyn hor leh keentay dekad macmal ahaa oo Mareykanka ka…

Read More

CNN oo sheegtay in duqeyntii lagu hoobtay ee ka dhacday Rafax loo adeegsaday..

Hub uu sameeyay Mareykanka ayaa loo adeegsaday weerar dhimasho badan dhaliyay oo ay Israa’iil ku qaaday xero ay ku nool yihiin dad Falastiiniyiin barakacayaal ah oo ku taalla magaalada Rafah,…

Read More

“Somaliland Waxay Dayr iyo Difaac U Tahay Amniga iyo Xasiloonida Wadamada Jaarka.” Danjire Maxamed Cumar Xaaji

Hargaysa (Dawan) Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Danjire Maxamed Cumar Xaaji ayaa sheegay in ay Somaliland wadamada jaarka dayr uga tahay khataraha ka jira mandaqada, kaas oo ay kaga…

Read More

Dalka Itoobiya oo Lagu Qabtay Munaasibadda Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18MAY

Addis Abab (Dawan) Dalka Itoobiya ayaa shalay lagu qabtay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen dhammaan bulshada Somaliland ee ku nool dalkaas,gaar ahaan caasimadda…

Read More

Dalal hor leh oo shaaciyey iney aqoonsi buuxa siinayaan dowlada Falastiin

Ra’iisul Wasaaraha dalka Slovenia , Robert Golob ayaa ku dhawaaqay inay Khamiista toddobaadkan u gudbinayaan Baarlamaanka dalkaa go’aanka ay Slovenia ku aqoonsanayso dawladda Falastiin. Dalkan ku yaalla koonfurta bartamaha Yurub…

Read More

Deni oo shir xasaasi ah isugu yeeray xisbiyada Siyaasadda Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo kala ah Mideeye,…

Read More

Xuutiyiinta Yemen oo shan gantaal ku dhuftay Markab weyn oo laga leeyahay..

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa 5 gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku garaacay markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Giriiga. Saddex ka mid ah gantaallada ayaa ku dhacay markabka, kuwaaso la…

Read More

Guddida Xumaan Reebista Somaliland oo la Kulmay Guddi Hoosaadka Shareecada Golaha Wakiillada JSL

Hargaysa (Dawan) guddi hoosaadka arrimaha Shareecada iyo qoyska ee golaha wakiillada Somaliland ayaa kulan ugu yeedhay guddida xumaar reebista iyo wanaag farista Somaliland, kaas oo ay kaga wada hadlayeen sidii…

Read More

Komishanka Maamul Wanaag oo Doortay Guddoomiye ku Xigeen Cusub

[embedded content] Hargaysa (Dawa) Xubnaha Komishanka Maamul Wanaaga Jmahuuriyadda Somaliland ayaa  doortay Gudoomiye ku- xigeen cusub, kaas oo ka mid noqon doona hoggaanka Komishanka maamul wanaag Somaliland. kulan ay…

Read More