Waa ceeb in Dhalinyraada Hoolasha isku Dilaan,”.Maxamuud Raage

[embedded content] Hargeysa(Dawan):-Mareeyaha Madbacada qaranka Maxamuud  Raage  Ibraahim  ayaa sheegay in ay tahay wax aan la aqbali karin gacan ka hadalkii ka dhacay  Shirarkii ka dhacay Hargeysa   iyo  Burco…

Read More

Ciidanka Nabadgelyadda Waddooyinka JSL oo ka Hadlay Boqolaal Qof oo ay Xidheen

Hargeysa (Dawan) Taliska Ciidanka Booliska JSL, gaar ahaan qaybta nabadgelyada Waddooyinka ayaa digniin u diray darawallada gaadiidka, waxaanay sheegeen in dadweynuhu jecel yihiin sharcidaradda, inay iskaga shaqaystaan, jidadkana iska maraan,…

Read More

Sidee Xamaas u isticmaashaa hubka Israa’iil, muxuuse yahay hubka cusub ee ay heleen

Tan iyo markii Xamaas ay weerarka ku qaadday Israa’iil bishii Oktoobar, waxk asta oo bambooyin noocyadooda kala duwan ayey ciidamada Israa’iil ee dhulka, cirka iyo badduba isticmaleen. Inta uu socday…

Read More

Golaha Ammaanka ee QM oo isku raacay qaraar la xidhiidha Gaza

Ka dib maalmo badan oo wadahadalo xooggani ay ka socdeen xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ugu dambayn waxaa Golaha Ammaanku meelmariyey qaraar ku baaqaya in gargaar bini’aadanimo oo degdeg…

Read More

Qoysas ku go’doomay fatahaadaha Jubbaland oo la soo samata bixiyey (Sawirro)

Previous article(Akhriso) Musharaxiinta doorashada Puntland oo war ka soo saaray go’aankii SSC

Read More

(Akhriso) Musharaxiinta doorashada Puntland oo war ka soo saaray go’aankii SSC

Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta Shir deg deg ah ku yeeshay Garoowe ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Mowqifkooda go’aankii SSC-Khaatumo kaga baxeen maamulka Puntland iyo Arrimaha doorashada. Musharrixiinta ayaa…

Read More

Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo caddeeyay Mowqifkooda Arrimaha doorashada iyo go’aankii SSC

Musharrixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta Shir deg deg ah ku yeeshay Garoowe ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Mowqifkooda Arrimaha doorashada iyo go’aankii SSC-Khaatumo. War-saxaafadeed ka kooban laba…

Read More

Amniga kaniisadaha dalalka Yurub oo la xoojiyey (Maxaa soo kordhay)

Faransiiska, Jarmalka iyo Austria ayaa ka mid ah dhowr waddan oo Yurub ah oo kordhinaya hubinta ammaanka iyo ilaalinta kaniisadaha ka hor dabaaldegyada Christmas-ka oo bilaabanaya caawa oo taariikhdu soo…

Read More

Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka ugu muslimiinta badan caalamka

Published: December 24, 2023 Ugu yaraan saddex iyo toban qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay warshad lagu farsameeyo birta nickel-ka oo ku taalla dalka Indonesia. Shilkan ayaa dhacay xilli…

Read More

Wararkii u dambeeyey dagaal ilaa caawa soo gaaray oo maanta ka dhacay Jeexjeexa

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidanka xoogga dalka, xoogagga deegaanka iyo daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya iyo kooxda Al shabaab kaasoo ka dhacay degaanka…

Read More