Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo dhaariyay xubnaha Guddida Dacwadaha Cashuuraha Qaranka JSL

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11/12/2023-ka, dhaariyay afar xubnood oo ka mid ah, shanta xubnood…

Read More

Wasiir Habbane Oo Furay Shirka Billaha Ah Ee Wasaaradda Beeraha iyo Hay’adaha Wada-shaqayntu Ka Dhaxayso

Hargeysa -(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda H. Beeraha JSL Axmed Maxamed Habbane, ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shirka Billaha ah ee Wasaaradda iyo Hay’adaha ay wada-shaqaynta leeyihiin. Shirkan oo bil walba…

Read More

Salaxley: Saddex qof oo ku dhintay Shil Gaadhi

[embedded content] Alle ha u naxariistee 3 qof ayaan ku dhintay 6 kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhexeysa degmada Sallaxley iyo Banka Qool-…

Read More

(Akhriso) Gudoonka Baarlamanka Puntland oo ka hor yimid go’aankii Maxkamada Sare

Baarlamanka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsiga ay sameysteen. Qoraal ka kooban saddex bog oo uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayuu ku…

Read More

Ruushka oo markale cambaareeyey xasuuqa Israel ka wado dhulka Falastiin

Published: December 11, 2023 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in ay tahay “wax aan la aqbali karin” in Israa’iil ay u adeegsato weerarkii 7-dii Octobar ee…

Read More

Diyaarada F-16 oo uu leeyahay Mareykanka oo ku burburtay dalka Kuuriyada Koonfureed

Published: December 11, 2023 Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-16 oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa Isniintii ku burburtay biyaha dalka Kuuriyada Koonfureed kadib markii duuliyihii uu diyaarada ka booday.…

Read More

Madaale oo taageero culus weydiistay dhigiisa magaalada Doha (Sawirro)

Previous articleTalyaaniga, France & Jarmalka oo soo jeediyey talaabo cusub oo ka dhan ah Xamaas

Read More

Talyaaniga, France & Jarmalka oo soo jeediyey talaabo cusub oo ka dhan ah Xamaas

Dowladaha Talyaaniga, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ku taliyay qorshe cusub oo cunaqabatayn lagu saarayo Xamaas. Waxay ugu baaqeen Midowga Yurub in ay cunaqabatayn deg deg ah ku soo rogaan Xamaas…

Read More

Baarlamanka Puntland oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Maxkamadda dastuuriga ah

Guddoonka Baarlamanka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamadda dastuuriga ah ku laashay mudda kororsigooda. Qoraal ka kooban saddex bog oo uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayuu…

Read More

Nin 71-sanno jir ah oon waligiis u dhawwaan lana macaamiil wax haween ah !

Nin 71 sanno jir ah oo ku nool qaaradda Afrika ayaa kelinimo ugu noolaa gurigiisa in ka badan nus qarni, sababta oo ah wuu ka cabsadaa inay usoo dhawaadaan ama…

Read More