Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia, Sheekh Abuukar Maxamed, ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, kaga warbixiyay hawlgalladii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka…
Israa’iil oo u digtay dadka ku nool koonfurta Lubnaan
Published: October 3, 2024 Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay sii socon doonaan duqeymaha cirka ah ee Israa’iil, isla markaana ay dadka ku nool koonfurta waddanka Lubnaanaysan dib ugu soo laaban…
Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray Mashaariic Boosaaso laga hirgaliyay (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa maanta xariga ka jaray wejiga koowaad ee wadada laamiga…
Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah yeeshay
Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka…
Jeneraal Asad Diyaano oo amar siiyay saraakiisha booliiska (Sawirro)
Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa maanta guddoomiyey shirka todobaadlaha ee taliska booliiska, kaas oo looga hadlay arrimo badan oo khuseeya dhinaca amniga. Shirkan…
Madaxweyne Deni oo markab dagaal dushiisa kula kulmaya Saraakiil Ciidan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso, ayaa lagu wadaa in…
Madaxweynaha Puntland iyo Taliska sare ee EUNAVFOR oo Shir ku yeelanaya Markab dushiis
Dowladda Puntland iyo Taliska ugu sarreeya Ciidamada Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR) ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa la filayaa in ay Shir ku yeeshaan Badda dusheeda. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni…
Nin katirsan Al Shabaab oo la qabtay xilli uu doonayay in uu dhuumaaleysi ku…
Ciidanka hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa gacanta ku dhigay nin katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo doonayay in uu si dhuumaaleysi ah ku galo magaalada Baydhabo kana…
Saraakiil iyo xubno kale oo katirsan ilaalada Kacaanka oo loo xiray dilkii Nasrallah
Dilka hoggaamiyihii ururka Xisbullah, Sheekh Xasan Nasrallah, ayaa dhaliyay shaki badan oo la xariira cidda Israa’iil…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo Maanta fadhi ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa lagu wadaa in uu gelinka danbe ee Maanta oo Khamiis ah fadhi ka yeesho Xaaladda Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu shaaciyay Xafiiska Qaramada Midoobey u…