Madaxweyne Muuse Biixi oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo saakay ka ambo baxay magaalada Hargeysa ayaa gaaray caasimadda dalka Jabuuti. Muuse Biixi iyo wefdiga la socday waxaa si…

Read More

Caasimadda Garoowe oo gebi ahaanba laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato

Maamulka Gobolka Nugaal oo ay weheliyaan maamulka degmada Garoowe iyo saraakiisha Laamaha Amniga ayaa maanta go’aanno ka soo saaray Amniga Caasimadda. Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Xasan Tooxyare oo shirkaas kadib…

Read More

Qorshe isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray

Dalka Jarmalka waxaa ka dhacay qorshe isku day afgembi la doonayay in dowladda talada heysa xilka looga tuuro, waxaana durba ciidamada ammaanka bilaabeen in ay xir xiraan qaar kamid ah…

Read More

Baarlamanka Puntland oo meel-mariyay wax ka-beddelka xeerka Shaqaalaha rayidka ah

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay wax ka-beddelka xeerka Shaqaalaha rayidka ah…

Read More

Muuse Biixi oo u ambo baxay dalka Jabuuti uu horey u joogay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu ambo baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka madaxweynaha Somaliland ugu baxay…

Read More

Wiilka Madaxweyne Museveni oo baahiyay qoraal hadal heyn badan iyo Shaki abuuray

Wiilka curadka u ah madaxweynaha dalka Uganda ayaa bartiisa Tiwitterka ku baahiyay qoraal hadal heyn badan abuurtay, waxaana qoraalkan si weyn uga falceliyay dadka u dhashay Uganda . Lt Gen…

Read More

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Nugaal

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay degaanka Farjanno oo ka tirsan degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Laba gaari oo maarked iyo Candha-meydle ah ayaa isku dhacay waxaana…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Adis Ababa iyo Xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya. Wafdiga Wasiirka…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo codsi waxtar leh u jeedisay Jaamacadda Carabta (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka qayb-galay shir ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Jaamacadda Carabta iyo Qaramada…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan dalka Itoobiya

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khamiista u safro dalka Itoobiya. Ilo wareedyo…

Read More