Wasiir Maxamuud Caydiid oo ku baaqay in si isku mid ah loola dagaalamo Al Shabaab iyo Somaliland

Maamulka goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland fulinta dilal kala duwan oo ka dhacay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, kuwaa oo loo geestay dad wax gal u ahaa…

Read More

Carro ka dhalatay dil ciidamada Nageria u geesteen haweeney Qareen Xaamilo aheyd

Askari katirsan ciidamada dalka Nageria ayaa dilay haweeney qareen ah oo sidoo kale la sheegay in ay xaamilo aheyd, waxaana dilka haweeneydan si weyn uga carrooday shacabka Nageria. Ciidamada booliska…

Read More

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo saakay xiran iyo Ciidamo badan oo lasoo dhoobay

Wadooyinka muhiimka ah ee kuyaalla magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, waxaana wadooyinkaasi lasoo dhoobay ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka kuwaa ammaanka caasimada adkeenaya. Ciidamada ku sugan wadooyinka xiran ayaa…

Read More

Puntland: Al-shabaab iyo Somaliland waxay isku yihiin hal hay’ad

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay hal hay’ad isku yihiin Al-shabaab iyo Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Al-shabaab…

Read More

Wararkii u danbeeyay ee magaalada Laascaanood

Urur siyaasadeedka Mustaqbal ee Puntland ayaa si adag u cambaareeyay dilalka qorshaysan iyo kuwa muuqda ee…

Read More

Gobolada Dalka oo loo kala Diray Shaqaalaha iyo Agabka Diwaangelinta Codbixiyayaasha

Hargeysa (Dawan) Koomishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaqo adag iyo diyaar garow xoogan oo loogu gogol xaadhayo qaadashada kaadhka codbixinta iyo diwaangelinta muwaadiniinta ka bilaabaya dhammaan lixda gobol iyo saddex…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan la Qaatay Madaxda Dhaqanka Togdheer

[embedded content] Burco (Dawan) Waftigii uu hoggaaminayay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ahna guddoomiyaha guddoomiye ku xigeenka koobaad ee xisbiga KULMIYE ayaa kulan laqaatay madax…

Read More

Golaha Guurtida oo soo Dhaweeyay Dhaqangalinta Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka

Hargeysa( Dawan)Golaha Guurtida ayaa soo dhaweeyay dhaqangalintii Dawlada Maraykanka ku meelmarisay Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo USA. Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Guurtida ayaa waxa lagu sheegay in Golaha Guurtida iyo…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud oo Xadhiga Ka Jaray Biriij Laga Hirgeliyay Gabiley

Gabiley (Dawan): Wasiirka Hawlaha Guud ee JSL C/laahi Abokor Cismaan, ayaa shalay xadhiga ka jaray Biriij laga hirgeliyay xaafadda Shariif Cali ee magaaladda Gabiley. Wasiir C/laahi Abokor, oo hawlo shaqo…

Read More

Golaha wakiilada oo Kulan la yeeshay Jimciyada Quraanka

[embedded content] Hargeysa (Dawan) Guddi hoosaadka arrimaha shareecada dhaqanka iyo qoyska ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta ururka jimciyadaha Qur’aanka Kariimka. Waxa xafiiska guddida arrimaha…

Read More