Qoysas danyar ah oo adeeg caafimaad ah oo bilaash ah loogu sameeyay degmada Faraweyne

Faraweyne (Dawan)  Ururka dhakhaatiirta Carabta ayaa daweyn iyo baadhitaano bilaasha u fidiyay bulshaweynta ku nool degmada Fara-weyne hoos timaada  gobolka Maroodijeex. Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  oo ku hadlayay afrka ururka…

Read More

Hiiraan: Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Moqokori iyo Yasooman

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay weheliyaan ciidamo beeleedyo hubaysan ayaa hadda dib ula wareegay degaannada…

Read More

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay danjire Kate Foster? (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula…

Read More

Wasaaradda waxbarashada oo ka hadashay 20 arday oo ku dhaawacmay Shilgaadhi

Hargeysa (Dawan) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland Dr. Cabdixakiim Siciid Bustaale, ayaa ka hadlay 20 arday oo ku dhaawacmay laba bas oo isku dhacay, kuwaas oo ka…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Amar Adag dul Dhigtay Gaadiidka u kala Goosha gobollada Dalka

[embedded content] Hargeysa (Dawan) Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa soo saartay wareegto ay ku amrayso in aanu baraha kaantarool ee dalka dhaafi karin gaadhi aan ruqsada…

Read More

Taliye cusub oo loo magacaabayo booliiska Gobolka Banaadir iyo xogta Shaqsiga lala rabo

Taliyihii qeybta booliiska gobolka Banaadir Jeneraal Farxaan Qaroole ayaa jimcihii lagu dilay qarax miino oo ka…

Read More

Madaxweyne Deno oo tagay Wasaarado uu dhawwaan u magacaabay Wasiirro cusub (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda Puntland…

Read More

Xukun Dil ah oo maanta lagu riday Askari dil bareer ah u geestay Taliyihiisa

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay…

Read More

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Foolxumo weyn ku tilmaamay go’aankii golaha Guurtida

Xisbiga mucaaradka Waddani ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii golaha guurtida Somaliland muddo kordhin labo…

Read More

Shir looga hadlayo Nidaamka casriga ah ee Diiwaangelinta Madaniga oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Macalin Fiqi  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo…

Read More