Wasaaradda Beeraha oo Salaxley Gaadhsiisay Buugaag Waxtar u leh Beeralayda

Salaxley (Dawan) – Agaasimaha Waaxda Cilmi-baadhista iyo Fidinta ee wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Axmed Nour Aadan  iyo xubno uu hoggaaminayo  oo ay ka mid ahaayeen Madaxa qaybta siidhka ee Wasaarada…

Read More

Hoggaamiye dhaqameedka Kenyan ah oo lagu eedeeyay dil 191 carruur ah

[embedded content] Hoggaamiye dhaqameedka Kenya Paul Mackenzie iyo 29 saaxiibo ah ayaa Talaadadii lagu soo oogay dacwad dil ah oo loo geystay 191 carruur ah oo meydadkooda laga helay…

Read More

70% Bakistaaniyiinta Kalsoonida La’aanta Doorashada, Gallup Poll ayaa ogaatay

Sahan cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaya in in ka badan saddex-meelood laba meel muwaadiniinta Pakistan in aanay  ku kalsoonayn hufnaanta hannaanka doorasho iyo dawladeed ka hor doorashada baarlamaanka ee…

Read More

Karolina Shiino: Miss Japan oo u dhalatay Ukraine ayaa iska dhiibtay taajkii

Gabadh haysata dhalashada dalka Japan oo u dhalatay dalka Ukraine oo hore ugu guuleysatay tartanka quruxda Miss Japan ayaa ka tanaasushay taajkeedii ka dib markii warbixin la soo daabacay ay…

Read More

Sababta Ay Dareemaha Maskaxdu U Dhintaan!

Daraasad ay sameeyeen khubaro ka socotay  jaamacadda lagu magcaabo  Hokkaido University ee dalkaasi  Japan ayaa lagu sheegay in shan arimood ay saamayn ku leeyihiin maskaxda, kuwaasi o ku kena dhaawac…

Read More

Mareykanka oo $95.3 bilyan ku taageeray saddex dal oo ay ku jirto Israa’iil

Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa meel mariyay lacag dhan 95.3 bilyan oo doolar oo gargaar shisheeye ah, kaasoo ay ku jirto caawinta Ukraine iyo Israel cod loo qaaday subaxnimadii Talaadada. Laakiin…

Read More

Gen. Giuseppe Cavo oo balanqaad culus u sameeyey ciidanka Xooga dalka (Sawirro)

Previous articleWeriyeyaal ka tirsan Aljazeera oo mar kale si xun loogu dhaawacay Gaza (Sawirro)

Read More

Weriyeyaal ka tirsan Aljazeera oo mar kale si xun loogu dhaawacay Gaza (Sawirro)

Laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Aljazeera oo kala ah Ismail Abu Omar iyo Ahmad Matar, ayaa ku dhaawacmay duqayn cirka ah oo Israel ka fulisay waqooyiga degaanka Rafah ee…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Somaliland dib ula wareegtay maamulida hawada maamulkaas

Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warkii maanta Somaliland ku sheegtay in ay dib ula wareegtay maamulidda hawada maamulkaasi War kooban oo ka soo baxay hay’adda duulista rayidka…

Read More

Hay’adda Duulista rayidka Somalia oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Somaliland

Hay’adda Duulista rayidka ee dowlada Somalia ayaa ka jawaabtay hadalka ka soo yeeray Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay si qaldan uga faa’iidaysatay gacan ku haynta Maamulka hawada dalka Maareeyaha…

Read More