Dowlada Somalia oo qareen u qabatay 35 burcad badeed oo lagu Maxkamadeynayo India

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa goob joog ka ah dhageesiga horgeynta Maxkamadeed ee muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya 35 muwaadin kuna sugan saldhiga Yellow gate ee Magaalada Mumbai…

Read More

Somalia President: We Joined the East African Community due to External Requirements

President Mohamud: “We did not make the decision to apply for debt relief, lifting of the arms embargo and joining the East African Community. They were requirements for debt relief…

Read More

Siyaasi sheegay in masiirka dalka u muuqdo Marinaayo iyo halkii uu Madaxweynuhu ka soo jabhadeeyey

Qaar kamid ah siyaasiyiintii mucaaradka ku ah dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u diidan ugana soo horjeeda wax ka bedelka dastuurka KMG ee dalka u yaalla, oo…

Read More

Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shir arrin muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, taas oo ku saleysan qorshaha Xukuumadda Dan Qaram…

Read More

Askari 19-sanno katirsanaa ciidanka dowladda lana shaqeenayay Al Shabaab oo xukun lagu riday

Kormeere koowaad dowladda hoose Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Al Shabaab, gaar ahaan qeybta istidlaaca (Jaajuusnimo),…

Read More

Madaxweyne Guudlaawe oo Guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Hirshabelle

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee dowladda Hirshabeelle. Ugu horreyn waxaa xilalka loo dhaariyay Wasiirrada Wasaarradaha Qorsheynta, Caafimaadka iyo…

Read More

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sheegay in uu booqanayo degaannada SSC-khaatumo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in uu dhawaan booqan doono degaannada SSC-khaatumo. Madaxweyne hore Farmaajo ayaa sheegay in uu Safarkiisa…

Read More

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo goordhaw kusoo laabtay Muqdisho kaddib markii…

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garawe. Garoonka…

Read More

Taliyaha ciidanka dhulka oo tagay xerada Arbacow amarna siiyay ciidanka jooga (Sawirro)

Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay taliyaha ciidanka dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa socod isugu jira kormeer iyo dhiiro-gelin ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo ku sugan…

Read More

Nin loo jaray warqaddii lagu soo xiri lahaa oo loo tagay isagoo mayd ah

Madaxii hore ee fulinta shirkadda Streinhoff ee laga leeyahay dalka Koonfur Afrika oo loo jaray warqad lagu soo xiri lahaa, ayaa mayd kiisa la helay sida ay boolisku sheegeen. Warqad…

Read More