Hanno Lamaanaha Kuu Qalma!!

Doorashadaada lamaanne ee xidhiidh guur ama xidhiidh kale oo aasaasi ahi, saamayn badan ayay ku yeelan doontaa jaangoynta guud ahaaneed ee guushaada iyo farxadaadaba marka lala barbardhigo sabab kale oo…

Read More

AKHRI!

Sidee Ugu Fiican Ee Wax Fiican Loo Akhriyaa? Halkan waxa ah habab aad kor ugu qaadi karayso aqoontaada adiga oo wax akhrinaya. Hababkaasi, aniga iyo kumanaan kaleba way na anfaceen;…

Read More

Axmed Madoobe oo gaaray Jabuuti iyo sababta loo marti-qaaday

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jubaland oo wafdigiisa ay kamid yihiin Wasiirada Amniga,…

Read More

Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay dalka Jabuuti Kaddib Casuumad loo fidiyay (Sawirro)

Previous articleRuushka oo Dad badan ku laayay Gantaal ay ku dhufteen Guri Dabaq ah (Sawirro)

Read More

Ruushka oo Dad badan ku laayay Gantaal ay ku dhufteen Guri Dabaq ah (Sawirro)

Diyaaradaha dagaalka Ruushka ayaa duqeymo culus ku garaacay saacadihii lasoo dhaafay magaalada Dnipro ee dalka Ukraine, waxaana duqeymaha Ruushka geestay ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.…

Read More

Wafdi horu dhac ah u ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed gaaray wafi uu hoggaaminayay agaasimaha guud ee madaxtooyada Qaranka Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud . Masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed…

Read More

Qoor Qoor iyo Wasiirka Difaaca oo gaaray Degmo Abaabul dagaal ka socdo (Sawirro)

Previous articleSargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda

Read More

Sargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo Al Shabaab looga saarayo deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud . Warbaahinta ku hadasha afka…

Read More

Diyaarad Rakaab siday oo burburtay iyo Khasaaro badan oo ka dhashay (Sawirro)

Wararka ka imaanaya dalka Nepal ayaa sheegaya in shil diyaaradeed oo dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho saakay ka dhacay magaalada Kathmandu ee caasimadda Nepal. Diyaaradda shilka gashay oo ay la…

Read More

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil argagax lahaa ka geestay Muqdisho

Maxkamadda darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday, askari katirsanaa ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo isbuucii hore dil argaax lahaa ka geestay…

Read More