Midowga Afrika oo War kasoo gaaray guulo waa weyn oo ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka

Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-Amiin Souef ayaa ugu hambalyeeyay ciidanka xoogga dalka…

Read More

Madaxweyne ku-Xigeenka JSL oo Ka Hadlay Muhiimada Dekeda Berbera u Leedahay Barriga Afrika

[embedded content] Hargeysa (Dawan)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay in Dekedda Berbera kaalin weyn ka qaadato quudinta malaayiin dadka qaxootiga iyo bara-kaceyaasha wadamadda…

Read More

WEEDHA WARGEYSKA Laba qodob oo la gudboon Isimada iyo samo-taliska Sool, Sanaag iyo Buudoodle

Somaliland dhismaheeda ku abuurmay midhihii halgankii xoreynta Dalkii gobanimadiisu innaga luntay 1960-kii ma ahayn go’aan lagu khasbay deegaamo gaar ah oo aan dan u arkayn dib-u-la soo noqoshada madaxbanaanida JSL…

Read More

Wasaaradda Warfaafinta oo daah-furtay kulan lagu soo bandhigay Qorshaha Sannadeedka 2023

[embedded content] Hargeysa (Dawan)- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Siciid Xasan Habbane ayaa shalay daah-furay kulan lagu qiimaynayo qorshihii sannadkii dhamaaday ee 2022-ka iyo dejinta…

Read More

Xukuumada oo Wada Qorshe Gargaar lagu Gaadhsiinayo Danyarta Laascaanood

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda Qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka Jamhuuriyadda Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif, ayaa kulan ku saab sidii taakulo loo gaadhsiilaha dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Laascaanood la…

Read More

Wefti Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Gabiley

[embedded content] Gabiley (Dawan): Wefti uu hogaamimayay wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda JSL ayaa shalay soo kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Gabiley.Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku…

Read More

Wefti Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Gabiley

Gabiley (Dawan): Wefti uu hogaamimayay wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda JSL ayaa shalay soo kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Gabiley. Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay badhasaabka gobolka…

Read More

Muwaadin Isbedel Kama horeeyo Is-diwaan-gelinta ee Is-diwaan-geli”

Isuduwaha Haya’ada Dhawrista Tayada Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolka Maroodi Jeex Dr. Maxamuud Saleebaan Xaaji Ducaale( M. Siyaad) ayaa bulshada reer Somaliland ku boorriyay in ay is-diwaaan-geliyaan oo ay qaataan kaadhka…

Read More

Guddoomiyaha Koomishanka oo Kormeer ku soo Maray Goobaha Diwaangelinta Doorashooyinka ee Dalka

Sheekh (Dawan) Gudoomiyaha koomishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf, iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kormeer ku soo maray xarumaha diwaangelintu ay ka socoto ee gobollada dalka. Guddoomiyaha waxa uu…

Read More

Tartankii Yaabka Iyo Murugada Badanaa!

Waa mid ka mid ah xaqiiqda dhabta ah ee taariikhda la garanayo akhriste ma la socota in sanadkii 1937 loo qabtay tartan laba sarkaal oo ciidanka Japan ka tirsan. Tartanka…

Read More