Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Xaliimo Cabdullaahi Fiidow booskeedana nin u magacaabay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii rugta ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hirshabeelle Marwo Xaliimo Cabdullaahi Fiidow.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha Hirshabelle ayuu ku sheegay in muhiim la noqotay in xilka ka qaado Marwo Xaliimo Cabdullaahi, waxa uuna booskeeda u magacaabay Mudane Cabdullaahi Cabdiwaaxid Maxamed (Taxab).

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleHowlgal lagu dilay Shabaab badan laguna soo qabsaday Gaadiid Dagaal oo ka dhacay Beerta Sheekh Qaasim (Sawirro)