Shaxdii Ugu Horaysay Ee Uu Klopp Ku Ciyaaro Kulan Oo La Soo Saaray Kadib Markii Uu Xaqiijiyay In Uu Ka Tagayo Kooxda

Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uu isaga tagayo kooxda Dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Klopp ayaa soo afjari doona ku dhawaad 9 sano oo uu joogay Anfield kulana guulaystay koobab badan.

Tababare Klopp ayaa sameeyay is badal weyn oo shaxdiisa tan ilaa markii uu yimid kooxda Liverpool.

Kadib markii uu shaaciyay in uu isaga tagayo Liverpool waxa la soo saaray shaxdii ugu horaysay ee uu dhaxlay Klopp.